safarada xukumada siilanyo maxay kaga duwaantay tii hore ee ay ku dhalilijireen maxayse ku so kordhiyeen siyasada arimaha dibada?by qalinkii xafsa cayni cabdilahi

Filed under: Articles-Maqaallo |

Somaliland tan iyo intii ay goni isu tagtay waxaa isu kalabadalay 4 adaxwayne oo kala ahaa alah hawnaxariiste <1> cabdiraxmaan axmed cali alah hawnaxariistee marxuun <2> maxamed xaji ibraahin cigaal, <3> mudane dahir riyaale iyo madaxwaynaha haatan talada dalka ahaya mudane< 4> axmed maxamed siilaanyo,,somaliland waxaa ka jiray sadex xisbi qaran oo kala ahaa ucid kulmiye iyo uDUb oo ahay xukumadii dahir riyaale kaahin oo ahaa madaxwaynahii wadanka mar kaasi,
xisbiyada macaridka ahi waxay ku olalaysan jireen xiligaasi midba midka kale haduu ku gulasto inay dhaamayaan xukumada madaxwayne riyaale oo ahaa madaxwaynahii xilka hayay talada dalka ,, halka xisbiga kulmiye uu sheegi jiray inay citirf kenayaa oo ay dhaama yaan xukumada dahir riyaale kuna sheegayeen safaradiisa dibada kuwo kharashaad ay ku burburinayso xukumada dahir riyaale danina ugu jirin umada reer somaaliland,, sanadkii 2010 bishii 26 jun waxa somailand ka dhacay isbadel siyasadeed waxana tariikhdasi dorashada ku gulaystay madaxwayne axmed siilanyo,,tasi oo madaxwaynaha guulastay uu talada dalka uu ku wareejay dahir riyaale,,W axaana xilka kula kala wareegeen xarunta qasriga madaxtoyada somaliland,,
Waxana goob joog ka ahaa 3 xisbibesha wufuud calamka iyo dowladaha ay dariska yihiin Somaliland xiligasi,, madaxwaynihii xilka warejinayay waxa uu kula dar darmay siilanyo inuu ku warejay dal dhisan iyo dad midaysan tasi oo micnaheedu ahaa saylac ilaa buhoodle dad isku mowqifa,, waxaanu sheegay inaan nasiirka somaliland aanu ku burburi donin gacantiisa,,Sidasina waxa lagu warejayay xukumada haatan uu hoganka ka yay axmed maxamed maxamuud siilanyo,,waxaanu madaxwaynaha somaliland tos u magacaabay golahiisa wasiirada xukumadiisa tasi oo ay ka dhursugayeen balan qadyadii xiligii ollalaha dorashada ay ku jireen u balan qadi jireen dadka reer somaliloand oo ay horumuud ka ahayd arimaha citiraaf radinta iyo inay kenaancitiraaf,,

sidasina waxa uu madaxwaynaha somaliland u magacabay wasiirka arimaha dimabadA DR.
maxamed cabdilaahi cumar waxayna xukumada uu gadhwadeenka kayay axmed siilanyo bilowday inay wadahadal layeshaan dowlada somalia xiligasi kulankii ugu horeyay waxa uu lakulmay madaxwaynaha dowlada ku meel gaadhka somaliya xilgasi waxay kula kul meen<sheekh shiriif sheekh axmed> madaxwayne axmed siilanyo waxayna ku kulmen dubai kulankii ugu horeyay waxanaay kala sexeex deen inay wada hadal uu dhex maro Somalia somaliland,,Tasi oo wajigii labaad ay ku kulmeen turkiga gar ahaan ankara,, tasi oo ay kala sexex deen sadex qodob oo qarkood hirgalin <1> isu socodka labada dal <2> mamulka hawada <3> iyo in mar sadexaad lagu noqodo wadahadalka labada wada,,

Waxa marag madoona inay isu socod lahayeen dhanka ganacsi iyo dhan waxbarasho somalia iyo somaliland ka hor ,,H alka qodobadani qarkood aanay fulin iyo wadad halka oo ay markasta ay wadgaan somaliya somaliland ayaa ahayn mid ay wax ka fahman dad reer Somaliland ama ay ka soo hoyaan guulo cadaanaiyo qodobo hirgala ,,waxaana malinba malinta ka siidanbaysa ay ku kala tagayaa inaysiiwadayaa wadahadalo,,
Madaxwaynaha somaliland waxa uu degreeto madaxwayne xilka kaga qaaday wasiirkii arimaha dibada somaliland dr.< cabdilaahi maxamed Cumar> isga oo u magacaabay xilka wariiska arimaha dibada somaliland <maxmaed biixi yonis>waxaanu halkasi ka sii anba qaday wadad hadalada somaliya iyo somaliland oo ah kuwo ilaa hada sidiinu dhexmaraya somaliya iyo Somaliland,, tasi oo aanay waxka ruuso galin ila hada wada hadaladaasi,, MUXUU KA BADALAY WASIIRKA CUSUB SIYASADA DIBADA,,wajiga kulanka wadad hadalka somaliya iyo Somaliland qodabadii qarkamida waxa suuro galin qarkaMIda tasi oo aanay suuro galin qodobkii mamulka hawada oo Somalia ay dhawaan la wareegtay mamulka hawadasi ta Somaliland waxaana ilaa hada lagu mamula hawada casimada Somalia ee xamar tasi oo cadaynaysa ina uu jabay karkamida qodobadiilakala sexeexday,,
Waxa kulankii ugu danbeyay ay somaliya iyo somaliland ayku kulmeen waddanka djabouti tasi oo ay u anbaxaxeen waftidii uu hogaminayay madaxwaynaha Somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo ka anba bexeen madarka cigaal ee casimada hargaysa 18.12.2014 malin khamiisa tasi oo uu gadhay wadanka jabuuti,waxana ku so dhaweyay madaxwayha dalka jabuuti labada madaxwayne ee somaliya iyo Somaliland waxayna wada hadal yesheen madaxwaynaha dowlada fedelraalka somaliya xasan sheikh maxamuud iyo madaxwaynaha Somaliland waxay yesheen kulan ay saxafadu dibad jog ka ahay oo ku dhex maray hotelka cambisi ee dalkasi jabuuti
WADAHADALKA OO LO SO WAREEJO WADAMADA AFRICA MADHAMAYSAA OO XAL MA LOO HELIKARAA?
LASOCO QAYBTA DANBE
WAXAA QORTAY WARIYE XAFSA CAYNI OO KAMASUULA

QORE WARIYE XAFSA CAYNI SH,CABDILAAHI JIRDE

You must be logged in to post a comment Login