War Dag Dag Ah :- Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Wargayskii Aflagaadeeyey Nabigeenii Maxamed (NNKH) Oo Hada Hargeisa Ka Bilaabamay + SAWIRO+Dhagayso Codka

Filed under: Latest News,Uncategorized |

Hargeisa(BM)kooxo dhalinyara ah oo isasoo abaabullay ayaa goor dhawayd ka bilaabay badhtamaha magaalada hargeisa ka bilaabay mudaharaad ay kaga soo horjeedaan aflagaadada uu ugayska wargay garansiiska ka soo baxaa

boodhadh iyo astaamo ay ku xardhan yihiin  magaca nabigeenii suubanaa ee maxamed (NNKH) naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee waxanay sheegeen inay aad uga cadhaysan yihiin  sida foosha xun ee wargayska faransiiska laga leeyahay uu aflagaadeeyey nabigeenii suubanaa scw waxaana ay mudaharaadkan ku marayeen wadoyinka magaalada hargeisa

Waxanay  ku dhawaaqayaan kalmada tawxiidka iyo magaca nabigeena suuban ee maxamed (SCW) oo ay cod dheer ku leeyihiin.

 

Muda haraadka ayaa ilaa hada socda waxaan wadooyinka si nabad galyo ah umaraya qaybo badan oo ka mid ah shacabka magaalada hargeisa oo ka gadoodsan falkan foosha xun

halkan ka daawo sawirada

Z0000025

IMG_5349 - Copy IMG_5350 - Copy IMG_5351 IMG_5352 IMG_5353 - Copy    IMG_5357 IMG_5358 IMG_5359 IMG_5360 IMG_5361 IMG_5362 IMG_5363 IMG_5364 IMG_5365

 

Xigasho Oodweynenews.com

 

 

Burcomedia.com  Hargeisa Office

Zaki Adam Zuxufi