munaasibad baladhan oo lagu caleemo saarayey caaqil abdil qaadir xasan maxamed oo ka mid noqon doonaDaawo cuqasha somalilnd ayaa manta ka qabsoontay huteel ramad ee magalda burco

Filed under: Community,Latest News |

Burco(BM)munaasibad baladhan oo lagu caleemo saarayey  caaqil   abdil qaadir xasan maxamed oo ka mid noqon doona cuqasha somalilnd ayaa manta  ka qabsoontay huteel ramad ee magalda burco waxaana munaasibadan kasoo qayb galay saladiin cuqaal aqoonyahay waxgarad iyo marti sharaf kaloo badan

 

You must be logged in to post a comment Login