Xog hayaha warfaafinta Xisbiga Ucid Md Yuusuf Kayse Oo Si adag U cambaareeyay Dhacdadii Ka Dhacdey Caleemo Saarka Suldaan C/Raxiin Saxardiid Kaahin

Filed under: Latest News |

Xog hayaha warfaafinta Xisbiga Ucid Md Yuusuf Kayse Oo Si adag U cambaareeyay Dhacdadii Ka Dhacdey Caleemo Saarka Suldaan C/Raxiin Saxardiid Kaahin sido kale hanbalyo bahsan uu direy suldaan c/raxiin saxardiid kaahin

xog hayaha saxafada xisbiga ucid ayaa wax laga xumaado ku tilaamay talabada uu qaaday badhasabka gobolka maroodi jeex oo soo ababulay ciidamada qabyada ka dhigay xaflada caleemo saarka suldaanka Hoos ka Daawo Muuqaal

https://www.youtube.com/watch?v=EsqaaKqnHQg

 

You must be logged in to post a comment Login