War Deg Deg Ah Samsam Abdi Aadan Iyo Musuqmaasuqa Ay Ka Dhex Wado Wasaaradda Maaliyadda Waxa iLaa shalay

Filed under: Latest News |

War Deg Deg Ah Samsam Abdi Aadan Iyo Musuqmaasuqa Ay Ka Dhex Wado Wasaaradda Maaliyadda Waxa iLaa shalay wasiirkii maaliyadda ayaa xafiiskeedii u rartay beerta iyo gurigga ay ku leedhay degmadda daara salaam oo ay dhawaan iibsatay kana iibsatay handida qaranka waxayna ugu gabanaysaa in ay wado hawo samafal ah oo ay leedahay waa abaaro bixin iyadda oo ay hore u dayaceen dadkan ku nool degmadda daara salaam waxaana safarkan ku waheliya maayarka hargeysa isaga oo gabay hawshii qarankani u idmay  , waxaana la socodka oo kale wasiir ku xigeenka wasaaradda xanaanadda xoolaha oo ay tahay shaqadiisi  dhanka kale wasiirad samsam ayaa moroorsatay  shaqooyinkii wasaaradaha oo dhan iyadda oo timir u qaybisay degmadda daara salaam hadda su’aasha is waydiinta lahi waxa weeyan wasiirad samsam mayna guuxeedi ka dheerayn maadaama oo ay qabanayso hawshii haayadaha samalka iyo xafiiskii sama falka ee madaxtooyadda iyo xafiiskii dibo dajinta , mid kale maxaa ku koobay arimaha sama falka iyo ay marwalba ku soo noqnoqto wasiirad samsam iyadda oo gabtay shaqadeedii ahayd xilka wasiirnimo ee maaliyada hasa ahee ilaa hadda lama oga sababta rasmigga ah ee ay wasiirad samsam ay ugu koobantay  laba degmo waxaana la odhan karaa waa wasiiradi ugu horaysay ee eex iyo qabyaalad cad la soo dhex istaagtay wasaarada maaliyada iyo haayadaha samafalka waxayna saaka u socdaashay  Toolooyinka Ka Tirsan Gobalka Saaxil Oo Hala Ha CEEL LA HELAY , CABDI GEEDI , CEEL SHEEKH  waxaana laga sugayaa wax ka balaadhay  waxayna carabaabtay in ay mudo dhan sadex cisho aya ku sugnaantoonto ,

 

 

You must be logged in to post a comment Login