BAANKA DHEXE EE BERBERA OO WAX ISDABA MARIN KA DHACDAY IYO LABO SHAQAALAHA AH OO BOOLIISKU RADINAYO

Filed under: Featured News,Latest News |

Wararka Kasoo Baxay Baanka Dhexe Ee Berbera Ayaa Sheegaya In Labo kamida Shaqaalaha Baanka Booliisku Raadinayo,

Image result for somaliland shilling

Waxaan wararku Sheegayaan in wax Isdaba Marin Lacageed Aay ka Dhacday Baanka dhexe Ee Berbera Illaa Iminka Lama garan Karo Cadadka lacagta Ah Ee la Musuq Maasuqay , Laakiin Illo Wareedyo Ayaa xaqiijinaya In Aanay Badnay Lacagta la Isdaba Mariyay ee uu Ogaaday Maamulaha Cusub Ee Baanka Berbera, Maamulaha Baanka Berbera Oo Burco Media  Isku dayday In Aay Arinkaa wax ka waydiiso Ayaa teloofankiisu Noo Shaqayn Waayay Wararka Qaarkood Aya Sheegaya In Mid Kamida labadii Shaqaalaha Ahaa ee Loo Tuhmayay wax Isdaba Marinta La qabtay, Halka ka kalena
uu u baxsaday hargaysa, Arinkan Ayaa soo Baxay Uun malintii sabtidii shalay, Iyadoo Maamulaha Baankuna Heegan Culus galiayay qaybaha Xisaabaadka ee Baanka ,si Baadhis Xoogan Loo galo ,