DAAWO: Garaad Guud Ee Beelaha Dhulbahante Sool, Sanaag Iyo Buuhoodle Oo Si Cad Uga Hor­yimid Heshiiskii Xukuumadda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo.

Filed under: Featured News,Latest News |

Hargaysa(Burco Media)-­Garaadka guud ee beelaha Dhulbahante Sool, Sanaag iyo Buuhoodle ayaa si cad uga hor­yimid heshiiskii ay magaalada Hargeysa ku gaadheen xukuumadda iyo Kooxda Khaatumo