Daawo: Maalintii Ay Bilaabantay Saaxiibtinimada Cristiano Ronaldo Iyo Lionel Messi, Xitaa Messi Wiilka Ronaldo Ayuu Dhunkaday

Filed under: News In English,Uncategorized |

Xiddigaha ugu fiican adduunka kubada cagta ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa ah xiddigo uu ka dhexeeyo xafiiltan aad u balaaran oo dhanka kubada cagta ah.

Labadan xiddig ayaa mar kasta la soo hadal qaadaa ama la is bar-bar dhigaa hadii ay noqoto xiddigaha ugu fiican adduunka iyada oo sanadihii ugu dambeeyay khuurto ku haysteen kubada cagta.

Hadbaa labadan xiddig ayuu ka dhexeeyaa jacayl ama saaxiibtinimo gaar ah iyada oo aanay midaas dad badan ka war qabin hadaba