DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Ku Baaqay In La Wanajiyo Xidhiidhka Itoobiya Iyo Somaliland Digniina U Diray Xukuumada Iyo Xisbiga KULMIYE

Filed under: Community,Featured News,Latest News |

Burco(Burco Media)­-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxaa uu xukuumadda Somaliland ugu baaqay in la wanaajiyo xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland Iyo Itoobiya, sidoo kale waxa uu Xisbiga WADDANI ka hadlay khilaafka Diblomaasiyadeed ee dalalka Khaliijka ka dhex qarxay waxaanu fariina u  diray xukuumadda Somaliland.