GUDOOMIYE K/XIGEENKA QAARADDA YURUB EE XISBIGA WADDANI OO HANBALYO IYO BOGAADIN U DIRAY GUDOOMIYAHA CUSUB EE GOBOLKA MAROODI JEEX

Gudoomiye K/Xigeenka Qaaradda Yurub ee Xisbiga Waddani oo Hanbalyo iyo Bogaadin u Diray Gudoomiyaha
Cusub ee Gobolka Maroodi Jeex.
Hargaysa﴾Burco Media﴿+Gudoomiye K/Xigeenka Qaaradda Yurub ee Xisbiga Waddani Mudane Khaalid Xasan Xaaji
Diiriye,ayaa Dhanbaal Hanbalyo oo uu soo diray Shabakada Burco Media waxa uu
Bogaadiyay Xilka Cusub ee loo magacaabay Muddane Xusein Aadan Cadde kaasi oo ah Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex.
Si kastaba ahaate Gudoomiyihii hore ee UK Mudane Xusein Aadan Cadde ayaa Maanta si rasmi ah loogu
magacaabay in uu noqdo Gudoomiyaha G/Maroodi jeex ee Xisbiga waddani,isaga oo muddo Sadex Sanno ka
badan ka ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Dalka UK.