MUDANE MADAXWAYNE QOLLADAN EMARAT­KA UUBAA INA MASHQUULISAYE ICTIRAAKII NA WAA DIYAARE YAYNU U DIRNAA?

Filed under: Articles-Maqaallo |

waxay umuuqdaan group kan kula shaqeeyaa inay daalleen oo aay nashasho ubaahanahay yihiin kolkaa dhiig cusub ayaa loo bahan
yahay oo dardaargeliya muddane madaxweyne qolladdan Emarate_kuunbaaynu ku mashquulleen ee Ictiraafkiina waa diyaaree yaa loo dirayaa?? mise qoolyaha cusub baynu lasugnaa intay imanayaan oo doorashadu dhacayso ??? waxay umuuqdaan
group kan kula shaqeeyaa inay daalleen oo aay nashasho ubaahanahay yihiin kolkaa dhiig cusub ayaa loo bahan yahay oo dardaargeliya hawsha Ictiraafka oo waa na diyaar hadaynu kartideedda la nimaadno oo ugu yaraan laba oo hadda ina aqoonsanayaa ayaan hayaa yaase utagaaya oo afgaranaaya oo garanaaya wixii lagula hadli lahaa???