Kooxdii maafiyada ee Madaxtooyada Fadhiday, oo Odeygiina Meel ay Geyeen la La, Yahay, Iyaguna Xoolihii & Xaaraantii ayey Acountyo Ku soo xidhayanayaan, oo warkoodii Meel ay ku Dambeeyeen la baa- finayo.

Filed under: Articles-Maqaallo |

Odeygii Siilaanyo oo wadanka Madaxweynaha u ahaa oo la Baafinayo, oo Dubai ayuu ka soo baxayaa oo

Dalku ku soo noqonayaa uu Tv,yada ka yidhi, Laakiinse Socodkii uu yidhi waan ku imanayaa oo waan soo

noqonayaa, meel uu u baxay, meel u socdaalay & Meel lagu qariyey la deydayayo oo shicibku is weydiinayo

Odeygii Halkee lagu qariyey.

Aamina Weris Alla axay Odeygeeda Ceeb & Fool xumo & Magac dilid u soo jiiday, waa Madaxweynihii soo

maray Somaliland ee noqday Madaxweyne Reer ama Qoys ee aan Wadanka, Shicibka midna waxba ugu maq-

nayn u talin ee Reerkiisa Kuwa Habilihiisa qaba  Kuwa adeerka u yahay ugu fadhiya Magac ugu sita sidii Boqo-

tooyo oo Islaantiisa Aamina Weris halkii ay u kaxaysa Daba socda.

Bal Shicibka S/Land inta wanaaga & Samaha jecel, S/Land jecen ee munaafaqnimo, qabyaalad, Laaluush & ku

shubasho xaaraanta kuna hadal, kuna Guulwadayn ee Ilaahayna ka baqa, Dulmiga & daalinamada neceb waxay

la yaaban yihiin, isweydiinayaan, Baafinayaan, Odeygii Siilaanyo oo horana aan Umada la hadli jirin ee sida

Sawirka inta Dadka la tuso, oo Muuqiisa uun ay arkaan aan hadal, & Hugun aanu lahayn ee Kooxda Maafiyada

ee ku xeeran ku andacoodaan Madaxweynuhu warbaahinta lama hadlayo.

Hadaba, Kooxdaasi Maafiyada ee Aamina Weris adaxda u tahay, Maxamuud Xaashi, Moorgan, Samsam & Kuwa

kalaba Odeygii Sidau Dubai u geyeen, wey qariyeen oo Shicibku wuu Baafinayaa Odeygii Siilaanyo

Aniga Qoray ee Bal shicibku Odeygii BBCda haka baafiyaan, halkuu joogo wuxuu ku maqan yahay, isagoo waan

soo socda leh ayaa inoogu dambaysay, Shicibkoow Odeygii & Wadankii & Dhaqaalihii & Dadlkii Dhul, Cir & badba

Aamina Weris, Moorgan, Maxamuud Xaashi, & Samsam ayaa kliqay, cunay, xaraashay, Odeygii Siilaanayana wey ku

darsadeen, ee Ka soo Celiyaay Kooxdan Maafiyada Odeygii halaga soo Badbaadiyo.

Wabilaahi Tawfiiq.