Kulmiye wuu Dhacay sida Dawooyinka Wakhtigoodu dhaco ee lagu bukoodo. Wixii cusbana Caalamkaa Jecel Wadani wuu cusub yahay, ee Muuse & Kulmiyoow Nabadgelyo Laydin dooran maayo, Dalkii Boobtee, Dadkiina isku dirteene.

Filed under: Articles-Maqaallo |

Kulmiye wuu diga kululaa, Dalkii wuu wada boobay wada xaraashay, Gudihii & debedii ka soo oodey, oo

Maamul Goboleedyo & Dawlad Khaatumo ay u aqoonsadeen Kulmiye & Xukuumadiisu lagaga dhawaaqay.

Kulmiye ctiraafkii wuu laalaabay, oo haqaale doon & Xaqul-qalin & Acountyo debedaha oo ay xaaraan ka buuxs-

adeen oo imika Odeygii Siilaanyo oo Caafimaad daro u jooga Iimaaraadka ay Islaanta Wadanka xukunta ee

Aamina Weris, Habrta Xoolihii Umada Xaaraanta ku gurata ee Samsam, Maxamuud Xaashi & Moorgan ay soo

meelaysanayaan, soo jaxaasanayaan, Xoolihii Umada ee Cir, Dhul & Badba, sida Dekedii & Airportkii Berbera

oo Xaqul-Qalinkii lagu kala goosanayo, kuwii daba dhilifka & iska daba socon jirayna la soo diray, sa aanay waxba

u ogaan, Wasiirka arimaha udaha, Was, Xanaanada Xoolaha & Wasiirka Duulista, eesha calaa Khiyaamo & Wax

iskuma falayaan marka Danahooda lagu fushado la soo tuuro, oo Wasiiro lagu danaysto.

Kulmiye Wadankii Abaaro, Sixir-barar, Gaajo, Haraad & Biyo La,aan, ayuu Shicibkii u horseeday, oo waa digo kulul

yahay, Kulmiye Hanti-Boob aan xad lahayn, oo meel u dhaafay oo uu ka xishooday jirin, hadii Ilaahay wadanka ka

soo gadhin waxa u hadhay, goobaha Cibaadada ee Masaajidada 7 Malcaamadaha oo uu xaraasho, waayo waxa ka

xishoonayaa jirin, oo Schoolkii Womens lub, Maktabatoo Gaandi, & Carwadii Hargeysa, Schoolo & airportyo, Deked

Wershedihii Laydhka Haamihii & Buurihii, meel u dhaafay ama u hadhay ma jiro.

Siilaanyo & Kulmiye wax walba cune ee taloow waa halkii hore loo odhan jiray, ee Awrka Cirkana cid may udiran

waayo Xukuumada Kulmiye haday ka xishoon weydey wixii la wada lahaa ee intay wada xaraashtay, Lacag & Kharash

& Xaqul-qalin wada siisatay, hadana Olol & dawaro uun ku jirto ooy qaboobi la,dahay, Xaaraanta waa lagu sii gubtaa.

Tusaale, Siilaanyo, Aamina weris, Maxamuud Xaashi, Moorgan, Cali Mareexaan & Samsam intaa waxay u ordayaan

soo Xaraash, Soo Xarayso oo Acountyo debeda ku soo jaxaaso, soo Xisaabtan inta Debedaha ku taala Xaqii Umada oo

xaaraana oon xalaal u ahayn, sii xariiqo oo sii Xafido Xaafadaha, xafiisyada, Xerooyinka Dawlada oo kolba xeer u soo

saaro, waa la xaraashayaa, Subxaanalaa.

Siilaanyo & Kulmiye wey dhaceen oo waxay noqdeen Guri Cas laga guuray, ee Wixii Cusub Caalamkaa Jecel ee Guriga

cusub, loo guurayo, loo Sahan tagey,  ee Muusoow awlna Askari Dagaal Ooge, Duco Diide anigoo wax dili kara duco

qaadan maayo, lagu dooran maayo ee ha daalin Xisbiga kulmiye & Gudoomiye muuse Biixi waad dhacdeen wixii

dhacana waa lagu bukoodaa, waa la karaahiyeystaa, waa la nacaa, ee Musoow lagu nac, By, by, Nabadgelyo.

Anigu Xisbina ma ihi ee Laakiin, wixii Cusb caalamkaa Jecel, Guri gaboobey waa laga diga rugtaa, oo Guri Cusub ayaa

la yagleelaa, Kolkaa Muuse & kulmiye waa gaboobeen , ee Wadani oo cusub ayaa la socdaa, ee Nabadgelyo.