Madaxweyne Siilaanyo Wuxuu Xilkiisii u gudan kari waayey, Umada uu ula
Hadli waa Caafimaad daro, Ilaahay ayaana Caafimaad & Cudurkaba haya ee
Islaantiisa, uwa Hablihiisa Qaba, Kuwa uu adeerka u yahay, ee Magaciisii &
Saxeexiisa, Wadankii Cir, Dhul, Bad ku boobaya, ee Xaqii Umada Wada qaatay
Miyaanay Aduun & Aakhiro aanay ka baqayn, Cadaabta & Naarta Kulul.
Shicibka Somaliland wax ka qarsoon ma aha In Madaxweynuhu Buko, Xanuun & Da, uu u gudan waayey Xilkiisii
oo Aamina Weris, Maxamuud Xaashi, Cali Mareexaan, Moorgan & Samsam iyagoo Xanuunka Odeyga ka faa,iday-
sanaya ay Wadankii Meel ay reebeen, wax ay dhaafeen & waxay ka xishoodeen & Xiitaa waxay Cabsi Ilaahay &
Qabrigii & Qiyaamihii Cadaabta, Naarta & Aboorka ka horeeya, qof Xoola Umadeed Xalaashaday.
Bal Hadaba, Faadumo Siciid, Madaxweynaha waxaanu qabin kumay sheegin, waxay taabatay in Madaxweynihii
Buko oo aanu Hawl qaban karin, in Xoolihii Masaakiinta ay Wasiiradiisa, Kuwa Hablaha ka qaba, Kuwa uu Adeerka
u yahay intay kuwada dhoofeen, Diyaarado & Huteel kuwa kiraysteen, Danyartii & Masaakiintiina Sixir-barar &
gaajo & Dhibaato isugu darsantay, oo Neefkii Xoolaha laga joojiyey, Meecashadii Cirka ku marayso, Madaxtooyada
& Xukuumaduna ay Dalxiis, Tamashlayn & Socdaalo ku jiraan.
Bal Hadaba, Rag & Dumarka Hadalkii Faadumo siciid ka soo wada jawaabay, ee la soo wasteeyey, ee la soo Shid-
aaliyey, ee ay u dambaysay Sahra Halgan, Faadumo Siciid run ayey sheegtay adaxweynahana may habaarin ee
weliba waxay Shicibka S/Land ka codsatay in loo duceeyo, Hadaba, Afhayeenkii & Dumarka aadumo uwada jawa-
abay, wax xaqiiqa ayey sheegtay In Madaxweynaha Magaciisii lagu shaqaysto, layska maamulo Wadanki Cir, Dhul
& bad lawada xaraashay, Acountyo debeda lagu wada shubtay, Hanti fara badan oo xaaraana Aduunka la soo
dhigtay, Umadiina Sixir-barar & gaajo ay la il daran yihiin,ee wax loogu wada jawaabo Rag & Dumar Faadumo Siciid
oo haday Boogtii Aamina Weris, Samsanm, Maxamuud Xaashi, Moorgan & intii raacday ay taabatay, Kuwa la soo
shidaaliyey ee Rag & Dumarba leh, ee xiitaa Faadumo Siciid ugu dar sheegtay Wadanka waxba maad gashan, cid
kasta iyadaa Faadumo Siciid uga lexejeclo badan Wadanka kuwa boobaya, ee Xaaraanta Iimaaraadka Debedaha
Acountayada ku soo shubanaya, Bal labada Aamina Weris & Samsam oo Maaliyadii & Hantidii & Cashuurtii Weelka
kasta ka soo buuxsaday & Maxamuud Xaashi, & Moorgan, oo Odeygiina haduu Sharaf lahaa & Haduu Magac lahaaba
ka dilay, aasay, qariyey, baabi,iyey, ee Nanaabka & Sawirka ay ku shaqaysanayaan ka dhigay, een u naxayn een nas-
inanayn, ee Xaaraanta & Xoolaaha ay guranayaan ka door biday Caafimaadka Siilaanyo, oo Ilaahay & Umaduba og
tahay, kuwiina la soo shidaaliyey, ee ay ka mid yihiin kuwa uwada jawaabay Faadumo Siciid ee Rag & Dumarba leh
haku gubanina, Kooxdan Maafiyada ee Wadankii wada boobtay, ee deygana Xanuunkiisa ka faa,idaysanaysa.
Anigaa qoray, Shicibka S/Land Gude & Debedba wey og yihiin inuu Siilaanyo xanuusanayo, waanay uwada duca-
ynayaan, Laakiin kuwa la soo shidaaliyey ee Rag & Dumarba leh ee Faadumo Siciid u jawaabay, wax run ayey shee-
gtay oo Umada & Ilaahayba og yahay Caafimaad & Cudurkana Ilaahay ayaa haya,ee Idinku intaa Faadumo u jawaaba
isleedihiin, Xoolaha & Xaqa Masaakiinta ee laydunku rusheeyey ka xishooda oo wax isku fala.
Wabilaahi Tawfiiq.