Muuse Biixi & Kulmiye oo Gabiley Ka Dhigay Maamul Goboleed & Ciidan Beeleed Hoodaale, oo Jamaacadii Camuud ee Umada u dhaxaysay ku Qab- tay Shir Hoodaale

Filed under: Articles-Maqaallo |

Muuse Biixi Ceebtii maaha Tolaay & Yaa Reer Hebela, yuu eelu isugu kaaya jiraa, yaanu Isku Gaashaan-buur

nahay, yaa Abtiyaal ii ah, Muuse waa nin aan Siyaasad & Wax qabasho toona aqoon, ee xaalkiisu waa Askari-

nimo, anigoo wax dili kara duca qaadan maayo, & Shaani uu qarxiyo, & Tolaay & Reer Tolkey oo ah tuu hada

ka wado Gobolka Gabiley, ee ah Shir Hoodaale ah oo Jamaacadii Umada ka dhaxaysay ee Timacade uu ku

qabtay Shir beeleed.

Ta Kale, abiley oo u noqotay Muuse Biixi Xarun u gaara uu ka dhigtay Maamul Goboleed Hoodaale & Muuse

Biixi Reerkiisa u gaara ah, oo xiitaa Mokishinkii qaarkood lagu eedeeyey inay u arin laf jab ku ah Qaranka, Doo-

ashooyinka & Somalilandba ay ka wadaan Gobolka abiley, oo xiitaa Farta lagu fiiqay Cadaymihiina uu hayo Xisb-

iga Wadani masuulka Komishinka ee Gobolka Gabiley inuu u adeegayo Muuse Biixi, oo xiitaa Komishinka Heer

Qaran qaarkood oo ka soo jeeda Gobolka Gabiley lagu cadeeyey inay ka dambayso arinta oo ah Gabadha keliya

ee ku jirta Komishinka Qarakna oo ka soo jeeda Gobolka abiley.

Bal Hadaba, waxay laf jab ku tahay Muuse Biixi & Kulmiye oo durba Qabyaaladii uu ku musanaabi jiray ee yaa

Geelu isugu kaayaa jiraa, Tolaay yaa ii Reer Abtiya, yaa iskunu Gaashaanbuur nahay oo Qabiil mooyee aan waxba

ku doonin Karti, Wax qabad & Raganimo ay cadaatay, inuu ku doonayo wuxuu Cadaada u lahaa ee Iska hor keenka

& Qabyaalad oo uu sameeyey Urur Beeleed lamagac baxay Ururka Hoodaale, oo Jamaacadii Camuud Shir ku

qabsaday oo Baabuur & asas ku qortay Ururka Qabyaalada ee Hoodaale oo Dadka lagu guro Goloka Gabiley.

Sidaas Darteed, Shicibka Somaliland, Komishinka Qaranka & Xisbiyada Mucaaridka & Waxgaradka & Aqoonyaha-

nkuba, Haw fiirsadaan Muuse Biixi & Kulmiye waxay ka wadaan Wadankii Siiba Gobolka Gabiley oo ay rabaan in

lays boobo, lays laayo, oo Doorashada soo Socta Dhiig ku daato, oo lays dilo oo tii olaha Deegaanka ee Dhiigu ku

daatay, tu ka daran dhacdo, Muuse & Wasiirada uu wato ee Cali Mareexaan & Cadaani oo wax iskuma falooyana

ee Malaha markay Xaaraan & Xaqdaro ka dhergeen, Sida Cali Mareexaan oo Xaaraantii marku dhiil-dhaansaday

Muuse Munaafaqnimo uula socda oo Shaqo aanu u qalmin isagoon Aqoon Cilmi u lahayn Adeerkii Siilaanyo ka

dhigay Wasiir, uu Aqoon Daro & Xaaraanta Hugiisii, Hoygiisii, & Hungurigiisii wada noqdeen aFxumo meelaha

la taagan, oo Wadani, Xirsi & Ciro Calyo calyeynaya Ragu aanu gaadhi karin.

Komishinka Qaranka, Gudidada Anshaxa & Shicibka Somaliland , Muuse iixi & Gobolka Gabiley & Ciidan Beelee-

dka Hoodaale ee Wadankii ku soo wada in Qabiil Walba, ama Musharax & Xisbi Walba uu samaysto Ciidan Beeleed

u gaara, oo u booba Kaadhadhka oo Magacyo ula baxaan in laga hr tago, ilayn Qabiilna Qabiil kama xoog badna

ee Sharciga & Dastuurka & Wadanka Somaliland ayaa la wada Ilaaliyaanaa.

Aniga Qoray, ee Muuse Biixi & Gabiley & Urur Beeleedka Hoodaale, Komishinka Qaranka, Gudida Anshaxa &

Xisbiyada Mucaaridka & Shicibku Indha dheer haw lahadaan, haka feejignaadaan, Wuxuu Muuse & Kulmiye

ku soo kordhiyeen, Kaadhqaadashadii & Doorashooyinkaba.

Wabilaahi awfiiq.