Muuse Biixi Maangab, Macangaga oo Xoolihii Maatida uu ka dhacay Weli Haysta, Beero & Dhul kolkuu Deydaga ahaa boobay, isagoo dhiiga Shicibka Fagaarayaasha kaga Mashxaraday, Anigoo wax Dili Kara Duco qaadan maayo, Dadku la hor imanayo i doorta, ma Damiir-lawaayaal ayuu moodayaa Sidiisa.

Filed under: Articles-Maqaallo,Featured News |

Muuse Shaani Sawkii Soodhiga dardaray Dumarka & caruurta, bal indhiisa ayaa ku markhaati furaya inuu

dhiigya cab yahay, Ninkii Surinka u galay Dumarka & Caruurta ee Habaryarihii & Abtiyaaladii Anigoo wax

dili kara Duco qaadan maayo, waa Waraabihii Hooyadii Cunay, Habaryartii muu uga rayn.

Bal Hadaba, Shacabka Somaliland, Muuse Dagaal Ooge, Duca diide, Habaar Qaatee, Muuse Shaani kolkuu

ku andacoonayo Cod i siiya ee uu hor imanayo, saw Macagagnimo & Maangaabnimo kama hadlinayso

isagoo godobtii uu galay ee Dhiiga Shacabka, ee weliba lahaa Khasnadaha haraatiya Qumac & Rasaas ayaa

ka soo qubane, Ilawshiyo dhawaa ma umulbaa.

Muuse Shaani xiitaa Deydegii ugu weynaa ee Xoolaha Umada dhacay, oo ilaa Imika haysta Beeraha Hor-

ahaadlaty & Guryo & dhulba, oo intuu afka iska soo masaxo uu ku andacoodaa idoorta Daacad ayaan id-

iin noqon Xoolaha waan idiin ilaalin.

Muuse Askari wuxuu u hadlaa Nin aan aqoon Siyaasad & adaxtinimo ee se Xabad & Qori & askarinimo

wax ku xaliyi kara, Shicibka S/Land Siyaad bare ayey Digtoonaw & amar qaado ka diideen.

Sidaas Darteed, Shicibka Somaliland yaan la dooran, Askari anigoo wax dili kara duco qaadan maayo.

yaan la dooran, Macangag, Maangaab, Muuse Shaani Deydey Xoolihii Dadka dhacay, oo weli haysta.

yaa la dooran Muuse Dagaal Ooge, Gubaabiye Colaadeed, Khasnadaha Haraatiya Qumac & Rasaas ayaa

ka soo qubane.

Yaa la dooran, oo Dib u xasuusta, Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo, ee waa inoo dagaal Dekta

qorigu hay jaro.

Anigaa qoray, ee Shicibkoow bal dib u eega, Muuse Dagaal Ooge, Duca diid, Muuse Shaani, oo weliba

Deydey xoolihii Shacabka uu ka dhacay weli haysta, Yaan la Dooran Muuse Dulmiye, Kulmiye kala tuuree

Kulmiye Abaar, Kulmiye Sixir-barar, Kulmiye RRU, Kulmiye Xaraash, Kulmiye Hanti-Boob, Kulmiye Xaqul-

Qalin, Kulmiye, Dil, Dhac, Boob, Xabad & Xadhig Yaan La dooran, yaan la dooran, yaan la dooran.

Yaan la dooran, Muuse Dagaal ooge, yaan la Dooran Kulmiye Xaraash, Kulmiye Kala Tuure, Kulmiye.

Wabilaahi Tawfiiq.

 

 

Asha Jama