Xildhibaan Caddeeyay Cida Ka Danbeysa Dirirta Deegaanka Derarweyne

Filed under: Uncategorized |

Xildhibaan Cumar Nuur Waaye oo ka mida mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa boqor Buur-madaw ku eedeeyay inuu ka danbeeyay dirirta mar kale ka soo cusboonaatay deegaanka Darerweyne ee degmada Ceel-afweyn.