Gudoomiye Cirro Oo Xilal Cusub Magacaabay+Magacyada Masuuliyiinta La Magacaabay Iyo Xilalka Ay Qaban Doonaan

Filed under: Latest News |

Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa magacaabay xilal cusub,waxaana xilalka uu magacaabay uu yahay saddex xil.

Xilalkan la magacaabay ayaa waxay kala yihiin sida tan.

 

1) Md. Maxamed Muxumed Allabari wuxu u magacaabay in uu ka mid noqdo xubnaha Hoggaanka Xisbiga WADDANI.
2) Md. Jamaal Xuseen Hurre wuxu u magacaabay Xoghayaha Gaashaandhigga Xisbiga WADDANI.
3) Md. Xasan Muuse Khaliif wuxu u magacaabay Xoghayaha Teknoolajiyadda iyo Sayniska ee Xisbiga WADDANI.