Habartii hilaabashada Xumeyd ee Qabyaalada Gundaha & Garbahaba ka qornays ee SamSam heerya xun, oo Sixir-bararkii & Danyartii Dhawaaqoodii, Ku digasho ku andacootay Gabiley & wajaale ayaan deeq gaadhsiinayaa, Wax Iskuma fasho weeye.

Filed under: Articles-Maqaallo |

Horta Aduunka waxa ugu ayaan daran, Qofku isagoo waliba Dumara, Xishood, 7 xayaba ka tegey, Bal Habarta

Maaliyada ee Samsam heerya xun, Dubai markii Carabtii soo eriday ee iyada kuwii Xaaraan Quutayaalka ahaa

ee Xaqul-qalinka isu daba yaacay dabada Carabkii ku yidhi Barax yaa Cabiid, waa Samsam Heeryo Xun & Kuwa

xaaraan quutayaalka ahaa, Sacad Cali Shire, Muhanad, Moorgan, Qabo, Muuse & faysal, ayuu Muusana Jabuuti

u tahriibay, Habarta heera xuna ay Xin Qooq Dartii Gabiley & wajaale u carartay.

Wasiirada & Gudoomiye Muuse & Faysa, wax iskuma falooyin, ma xishoodayaal, Manaxayaal, alla maxaa ku dhacay

kol hadii Carabkii yidhi Ciro & Wadani oo yimaada mooyee, Caantayn Cunihiina Mari Maayo.

Somaliland waxaan kula talinayaa, Ciro & wadani ayaa Calooshood u shaqaystayaalkaa, Cidhibtooda Jari Doona

oo Calooshooda ka soo qufi, Berbera & Dekedii 7 wadankii oo dhanba ee Cod kiina siiya Wadani.

Bal wax iskuma fashada habarta Samsam oo Umadii Sixir-barar ku riday oo Maaliyadii soo xaraystay Cashuurtii

Umada ayey ceebteeda TV,ga soo fadhiisatay, Gabiley ayaan caawimo, ilayn qofku hadaanu xishoonayn, waa

cawaan oo Xayawaanka waxba ma dhaamo.

Somaliland ha ogaato Siilaanyo & Wasiiradiisu waxay falayaan Sixir-bararka, gaajada & haraadka & Tamshalaynta

Dubai 7 caraba, & Habarta Samsam ee ku digashada Gabiley & wajaale ayaa Gobolkayagii ah oo wadanka u taqaana

Gabiley & Wajaale, Shicibkoow SAmSam Heerya xun wataa.

Aniga qoray ee inta caqliga ka caafimaadka qabta, bal habartaa Samsam & Cali Mareexaan ila daawada.

wabilaahi tawfiiq.