Muuse Biixi ku Faanaya, Musharaxiinta waxaan dheeray Dalkaan Joogay,se Muxuu ku joogey, wuxuu Dalka geliyey lagu riiqday, Dagaalkii Sokeeye, C/Raxmaan Tuur, Waakii Ciidan Beeshiisa u samystay inay dilaan, Cigaal waa kii dagaalka kala hor yimid, Riyaale sawkii tolkii ku gawrcay Seemaal, S/Land inay Baab,ado ayuu ku joogay Wadanka

Filed under: Articles-Maqaallo |

Muuse Biixi oo ku faanay, Labada Ciro & Faysal waxaan dheeray, Fidland & debeda uumaan bixin ee Wadanka

ayaan joogay, Ciro & Faysal Gacantooda & Caqligoodu waa ka nadiif Dhiig Bani,aadan oo anigoo wax dili kara

duca qaadan maayo ee waa inoo dagaal, Dhiig mey gelin ee waaka Nadiif Dhiig Bani,aadam, Muuse Biixi

Dagaal lagu riiqdo ayuu ku tala galay inay Somaliland ka dhacdo, oo uu ku qaaday Dawladii Cabdiraxmaan uur

& Tii Ina Cigaal Ilaahay labada qabriga haw nuuree, oo Warbaahinta iyadoo xaqiiqa ku jirto, oo aanay Been

Mala-awaal ahayn, Daahir Riyaale waa kii jiif & Joogba u diiday Isaga & Kooxdii Kulmiye ahayd ee Ina Kaahin

ku andacoonayey Dhengen ayaan kaga soo saari Daahir Riyaale.

Muuse Biixi abdiraxmaan Tuur & Cigaal ba wuxuu ku qaaday si Somalilans weligeed Dagaal uuga bixin oo

Dhiig uun u daato, Laakiin Cigaal & Tuur Ilaahay haw naxariistee yaa Dul qaad & Samir & Nabad ku dadaalay

si aanu Muuse Biixi Dagaalkaasi u ridin oo ay Nabada & Isku haynta Umada ka shaqaynayeen.

Ta Kale, Muuse iixi Ilayn waa dhiigya cabe, hadana Daahir Riyaale ayuu tii & tu ka xun ku qaaday, oo Ninka

reerkiisa oo Cawar xareed la yidhaada uu u diray jidka Boorama & Dila si ay u laayaan Dad Muslin oo Masaakiina

oo Rag & umar & Caruurba leh, oo Ninkaasi dhiigya Cabka ah ee Muuse Diray uu Gaadhigii kala degey Ragii

Gaadhiga saarnaa oo uu weliba ku gawrcay Dumarkii & Caruurtii Hortoodii.

Bal Hadaba, arintaana waxa ku guntaday Daahir Riyaale si aan aargoosi & Dagaal lagu riiqdaa u dhicin.

Bal Hadaba, Shicibka Somaliland oo Muuse Biixi oo dagaal ku suntan, oo dhiigya cab ku suntan, oo weliba ay

u dheertay Xoolihii Masaakiinta, Beerihii Shacabka & Guryihii Umada xoog ku haysta, intuu isa soo hortaago

ugu sacab tumaya waa geesigii oon godob lahayn, ee ugu sacab tumaya waa Mujaahid, dee dhiiga slaamka

ee weliba Reer omaliland ayuu Gacantiisa ku laayey, kolkaa waa Mujaahidnimaduu ma Somaliland ayuu ku

mujaahiday, Ta kale Muuse Biixi Raga & Dumarka leh waa ka qudha ee Somaliland aadidiisa u soo cabay

Ragii wadanka ayda u soo galay, wey ka xishoodaan oo waa kuwaa iyagoon godob kala gelin Umada dhex

jooga.

Sidaas Darteed, Shicibka Galbeedka ee Qabyaaladu Madaxa martay, ee ku andacoonaya waa Mujaahidkii

uu isna ku andacoonaya, Musharaxiinta kale waxaan dheeray waan idinla joogay, wuxuu kula dhiigooda oo

uu daadiyo, Xoolahooda & antidooda oo uu dhaco, Somaliland oo inay burburto oo Dagaal lagu riiqmo ka

dhaco, oo Cigaal & Tuur & Riyaale la galay ayuu ku joogay, kolkaa Shicibka S/Land Taariikhsa Muuse Ilayn

waa kii oo is bedeli maayee dib haw raacaan.

aniga qoray, ee Reer Somaliland Wadankooda yey u horseedin Nin Dhiigya Cab, oo Mujaahid & Been la

hor taagan, laakiin Gacantiisa, wejigiisa uu ku xardhan yahay Dhiiga Shacabka, Hantidii Umada oo intuu

boobay xoog ku haysto, Qabylaada & Tolaay 7 yaa reer Hebela, yaa Reer Gabiley & Wajaale & alaybadaya

Wabilaahi Tawfiiq.