Muuse Yaabay, ee inta kulmiye ku hadhaw, dalkiina dhinac ka raaca yeydaan lumine dhinac ka Raac, hooy-hooy guusha & wadani Soo Raaca.

Filed under: Articles-Maqaallo |

Shiciboow Bal daawada Sida uu Muuse & Kulmiye u dabayshaday, ee Daadkii Wadani u Qaaday.

Shicibkoow Bal Dayaay, Dadkii oo Daalinkii, Dagaal Oogihii Iska Diiday, oo Duco qabe, dulqaad Leh Doonayaa.

Shicibkoow Bal daawada askarigii Digtoonada Lahaa, ee Ducadana Diiday, ee Shaanidana Ku daray, Dadkii Ka

yaaceen.

shicibkoow Muuse sawkaa Yaabay, ee mawjadihii Wadani, dawaakhad & Dalan Dool Ku rideen.

Shicibkoow kulmiye inu kadeedan yahay, dekedii & Dalkiiba intuu Doollar Siistay, Na Doorta ku danaaniyo.

shicibkoow Muuse dagaal ooge, Duca diid, & Shaanidiiba Qarxiyey, ayaa ii Doortaay idinku Danaaniya.

Shicibkoow Muuse Qabyaalad & Qolo-Qolo & Gabiley & wajaale & alaybaday wadankiiba ka sheegta

ayaa Tolaay, & Hoodaale & yaa Gaashan-buur & Geelu Isugu Kaaya Jira, Guul uun ku sheegta.

shicibkoow, Bal Habarta samsam Heerya Xun, ee sixir-bararkaasi & Doollarkii Kicisay, ayey ku sidii Daaca-

qudhin, Xaaraantii ay liq-liqday ku danaaniday, Wajaale & gabiley, Tolkay ayaa Doollar ugu deeqay.

Shicibkow, yaan laydin dagin, oo yaan laydin dayicin, ee Digtoonada oo Kulmiye, Dulmiye Fartiina Dib Hawgu

deeqina.

Bal Dekedii & Dalkii dhamaa Saw Kulmiye, Doollar & xaqul-qalin kumuu qaadaan, oo Berberi Dem & Madaw

daaqadihii loo xidhay maaha, oo wasiiradii mey cadayn in dekedii Raasinkii Ciid & iska rogooyin lagu soo

daabulayo, oo Berberi inay Dakaanto oo Daadku qaado, Dadkii uma cadaynin.

Shicibkoow Damiir-Laawayaal, Dalkii & Dekedii Doollar & xaqul-qalin Debedaha la soo Dhigtaa, Duulkan ooman

siistay, oo Dan kama laha Deked dunta, Dadkoo sixir-bararku wada laayo, oo Gaajo & macaluul & Daranyo layso.

ee Waakuwaa, Kolna Diyaaradaha u Raaca Duabi Duumo Halaysee, Waa Kuwaa Doollarkii Soo dhigtay Acountayada

Daasado & Maaro Hawgu bedelmee, Sawkuwaa Hudheelada raaxada Ku Dalxiisa Debedaha Ilaahay Haku Dunshee.

Kuwa Dalka Diirtay, Daaqay, Liqay, Madhiyey, Murdiyey Kolay Ilaahay Inkaar & aafad aduun & Aakhiraba wuu u

sii dhigi, Alla Maxay wasiirada kulmiye & Madaxtooyadu, Malagii Ilaaween, aakhiro Inkirayaan, Ilaahay aanay Xus-

uusnayn, Laakiin Xabaal & aboor & Qadhmuunkii Naarta & Qiyaamihii ay ku qul-quli doonaan.

Aniga qoray, Ilaahay Quraankiisa & Axaadiistaba waxa lagu sheegay, Xoolaha Umada kuwa Cuna, dhaarta been

ka sheega, Aduun & aakhiraba Naar Kulul & cadaabtii Jahanba ayaa u dambaysa, Subxaanalaa.

Kulmiyoow Isadaba Qabo, oo Umada xaqooda u soo celiya, oo Muuso Dagaal Oogow Wadani isu soo Dhiib

cidla ha digriniye, Kulmiye Caleentiisiiba cadaatay, Gabalkiisiina wuu dhacay, Habeen madaw & hoog ayaa u

dambayn, Saadashu waa guul & gobonimo & Wadani, Guul, Guul

wabilaahi awfiiq.