Sanadka Cusub ee Islaamka Sanad, Khary Qaba, Sanad Nabadeed Sanad Barwaaqo, Sanad Islaamka Quweeyo, oo Mid Ka Dhigo Alla Haka Dhigo, Aamiin.

Filed under: Articles-Maqaallo |

Sanadka Islaamka ee curtay Ilaahay ha dhigo, Sanad Barwaaqo & Nabad & Guul uu noqda Umadaha

Islaamka Meel kasta oo ay aduunka ka joogaan, Sanad Ilaahay Bogooda Burcad isu mariyo, oo Dhibaatada

na Ilaahay ka qaado.

Somaalidana Ilaahay haka dul qaado Dagaalada Aafeeyey & Abaaraha & Gaajada & Sixir-bararka.

Somaliland Ilaahay Hawga Dhigo Sanad Isbedel Khayr Qaba, oo Dawlad Cusb oo Dalka & Dadka Ka Bad-

baadisa, Sixir-bararka, Gaajada, Hanti-Boobka, Xadhiga & Dhibaatada Xukuumadan Kulmiye ku hayso ka

saara, oo ah Xukuumada Cusb oo sanadkan Cusb ee slaamka la Kawsata Ilaahay haw keeno.

Sanadka Csub ee Islaamka Ilaahay Somaliland haw keeno Xukuumad Cusb, Madaxweyne Cusun oo Kulmiye

ka kaxeeya, Dhibaatadiisa uu Wadanki & Umadiiba ku hayo, Wadankii wuxuu ku hayaa Xaraash, Boob, Hanti-

urursi, Dilaal, Xaalufin & Xaqul-Qalin, Umadiina waxa ku hayaa, Sixir-barar, Gaajo, Haraad & Biyo La,aan, Xoog

Xadhig & Xabad loogu hanjabo, kolkaa Ilaahay Sanad Kulmiye Umada Dhaafiyo, oo aanu Dib ugu soo celinin oo

uu keeno sbedel Khayr qaba, Dawlad Caadila, aafimaad qabta, oo Cudur Qabyaalada, Musuqam Eexda, Nin Jecl-

aysiga, Xaqul-Qalinka, Laaluushka, Beenta, Musuqa & Guul-wadayaasha Faraha Badan & Mooshin-Quutayaalka

ka Xariira, Ka Fayoow, Ka abad Qabta Ilaahay inoo Dhaliya anadka Cusub ee Islaamka.

Ilaahay Sanadka Cusub ee Islaamka Somaliland haw jeeno Xukuumad Cusb oo la Curata, oo ah Mid Caadila

Mid Diinta & Dalka & Dadkaba Daryeesha, Mid Danyarta Bakhtiyeysa ee Xaqoodii la duudsiyey, u naxariisata

oo hoos u eegta, Madaxweyne Daacad oo Shicibka Og, oo la hadla, oo Dhibaato & Wanaag la qaybsada ioo

aa Madaxtooyada uun hicibka ka daawan, sida Hada Madaxweyne Siilaanyo aan Umada La Hadal oogeynba.

Sanadka Cusub, Ilaahay Somaliland haka kaxeeo, Xukuumadan, Xaalufiya, Xaraasha, Murdiya, agafayaalka wada

ah, Ma Xishoodayaalka ah ee Rag  Dumarba, Laaluush, Xaqul-Qalin, Musuq & ibo uwada ordaya, Diyaaradha u

wada raacaya, ee Acountayadii Xaaraantu uga buuxda, ee Xaaraan Kuwada Taajirka ah. ee Xukuumaduu Kulmiye

ee aqul-qalin, Xaraasha, Xaalufiya, Murdiya, Isu boga, Is Faaniya, Ilaahay Sanadka Cusub, Xukuumada Khayr qabta

Doorasho Xor oo alaala, Dawlad Caadila, Dawlad Daryeesha Umada & asaakiinta.

Madaxweyne Daacada, adka og oo aan aanta isku xidhin, ee Umada u damqada oo Xaqooda & uquudooda u

Ilaaliya, u dhawra Ilaahay Haw Keeno.

Ilaahaw Sanadka Cusb ee Islaamka, Somaliland Xukuumad Cusb oo Khayr Qabta oo la Kawsata Sanadkaa Cusub u

keen oo Doorasho Fiican, Xalaal, Xoraha oo Nabadgelyo, ayaan Ilaahaw kaa barinay.

Aamiin, Aamiin, Aamiin.