Wasiir Cali mareexaan, Dhulkii Burco & wadankoo dhan intuu Cunay ayuu Hadana Laaluush ku bixiyaa, Biidhiqatayaal & Gullwadayaal Difaaca, oo weliba Ku andacooda, Xaal & Boolajiis ayaanu kaa siinay, Xaaraantaa aad Cuntay ee Lagugu Xariiray.

Filed under: Articles-Maqaallo |

Horta Cali Mareexaan Aqoon Daraidiisa waa Ninkii Bedka & TV,yada Caalamka oo laga daawanayo, Diyaarad

Dawooyin siday oo Haya,di keenta ku andacooday anaa keeney, ee Wasiirkii ku shaqada lahaa ee Caafimaadku

kashifay cida keentay, Cali Mareexaan aqoon la,aantiisa & Kibirkiisa isagaa is kashifa waa Wasiirkii Facbook soo

dhigay Diyaarada Dubai ayaa Kursig Gabadh u diiday ee ka reebtay, isagoo Sharciga Aduunka ee Diyaaradaha aan

waxba ka aqoon oo uu moodayaa Sidii Gawaadhida Caanalayda oo kale, ama Iskarogoddisii Milixda uu ku Xamaalan

jiray.

Cali Mareexaan Jaahilnimada & Kibirkiisii waa Kii Wasiirka la mid ah ee Duulista TV,yada intuu hor keenay ku yidhi

igu Raali Gali halagu daawado inaan kaa awood badanahay, Waayo Siilaanyo ayaa ii adeera hadaad sidaa yeeli weydo

Bustahaagu waa dibada, Laakiin Cad Quddheed lama qaato, Wasiir Farxaan Haybe Sumcadiisa ayuu  Dilay.

Cali Mareexaan waa Wasiirkii Iskorogodii Doqoshay ka cesheday siduu uu isagu Xaqiisii yahay, Gudoomyihii Kashifayna

kolkiiba Xilka ka qaaday, Wadanina bedelkeedii keeneen.

Cali Mareexaan Waa wasiirka Wadadii Ceerigaabo joojiyey, ee Muuse Biixi & Olole ku kaambaynka wada, ee ka

Caytama TV,yada isagoo Shaqadiisii istaagtay.

Cali Mareexaan Waa Wasiirka Beertii ilma Saleebaan Bude Xoog ku haysta, waa Danyartii Booliiska ee Burco intuu

ka raray, ku andacooday Suuqyo Casriya oo dabaqya ah ayaan ka dhisayaa, oo Nashaqadii Tv,yada Shicibka ka tusay

kolkii Dambana Afar Malyuun ( 4000.000.00 ) $ & Wax la jira siistay, oo Baloodheeyey,  ee Hadana ku andacoonaya

intuu Weji ku macaash ma xishoodayaal uu Laaluush ku hurgufay, weliba Qabyaalad & Tolaay igu difaaca yidhi uu

TV,yada soo tubay, waa been oo waxba kama jiraan, ee Ciro & Wadani & qabiilkiisa Ciro ayaa Dacaayad & Been

faafinaya.

Horta Cali Mareexaan, wuxuu ilawsan yahay inay umadu aragto, og tahay ee aanu been & Laaluush & Weji-ku

macaash uu Tv,yada soo tubo oo weliba Qabyaalad igu difaaca sida Xildhibaanada ku andacoonayey, Xildh-

baanadii nala midka ahaa ee runta sheegay, ee Cali Mareexaan eedeeyey, Ciro ayey isku reer ahaayeen, oo Qabiilnimo

ayey ku hadlayeen, ee wax runa & Moolkaa Umadu markii horana ogeyd, imikana Baloodhada laga dhigay waa

been oo waxba kama jiraan.

Sidaas Darteed, Waa halkii Muniir ee Cali Khadiijaw Ilaahayna wuu ku arkaa, umaduna wey ku og tahay, Xabaal &

aakhirana wey ku dambaysaa, Hays odhan cidi kuma arkayso ee Afka buuxso.

Anigaa Qoray, ee Talaw Cali Mareexaan ma sidiisa ayuu Dadka Jaahil wada moodayaa, oo Xaaraanta & Xaqdarada

uu dhaansaday ay Been ugu markhaati furayaan.

Wabilaahi Tawfiiq.