Cabdilaahi Jawaan Oo Fagaare Ka Cadeeyey Sababta Uu Ugu Biiray Xisbiga Waddani Uguna Caraaray Kulmiye ” Kulmiye Waxuu Ku Dhisan Yahay Qabiil …” + Muuqaal

Filed under: Community,Latest News |

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey siyaasiyiin ka soo jeeda deganka gobalka Hawd iyo xaafadaha Axmed Dhagax iyo 31 May ee magaalada Hargeysa, Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa waxaa uu goob fagaare ah ka cadeeyey sababtii kaliftey in uu xisbiga Kulmiye iskaga casilo isla markaana uu ugu biiro xisbiga mucaaridka ah ee Waddani