Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde Oo Goob Fagaare Ah Ku Karbaashey Wasiirada Xukuumada Siilanyo ” Waar Halkee Baa Lagu Arkay ….” + Muuqaal

Filed under: Community,Latest News |

Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka qeyb galay munaasibad balaadhan oo beesha Cabdale Arab ku qabsatey magaalada Burco o ay taageero ugu muujisay xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

 

 

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey xukuumada Kulmiye , gaar ahaan golaha wasiirada xukuumada Siilanyo , waxaana uu soo bandhigay ficil aan waligeed hore loo arin o golaha wasiirada Siilanyo dhawaan sameyeen.