Nuxurka Qodobo Heshiis ah oo Ka Soo Baxay Kulan Dhex-maray Madax-dhaqameedyada Beelaha Garxajis iyo Warsan-gali+[SAWIRO]

Filed under: Community,Latest News |

Madaxdhaqameedka Beesha Garxajis Oo Uu Hogaaminayo Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar iyo Madaxdhaqameedka Beesha Warsangeli Oo Uu Iyna Hogaaminayo Suldaan Siciid Suldaan Cabdi-Salaan Suldaan Maxamuud Suldaan Cali Shire Ayaa Kulan Balaadhan Ku Yeeshay Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo, Kulankaasi Oo Ahaa Mid Miisaankiisa Lahaa Ayaa Labadan Daraf Wadahadal Dheer Ku Yeesheen.

Waxana Shirkaasi Labadaasi Beelood Magaalada Ceerigaabo Oo Qaatay Mudo badan kadib Madaxdhaqameedka Labadaasi Beelood Isla Go,aamiyeen Isla Markaasina Isku Raaceen Qodobo Ay Kamid Ahaayeen In Labada Beelood Waa Beesha Garaxajis iyo Beesha Warsangeliye Ay Ka Wada Shaqeeyaan Midnimada, Horumarka, Nabadgelyada, iyo Siyaasada.

Image may contain: 6 people, people smiling

 

Madaxdhaqameedka Beesha Garxajis Ee Uu Hogaaminayo Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar Ayaa Kulankoodan Ay La Yeesheen Madaxdhaqameedka Beesha Warsangeli Waxa Uu Kamid Noqonayaa Kulamo Mudooyinii U Danbeeyay Ay Magaalada Ceerigaabo iyo Gobolka Sanaag Kula Yeelanayeen Beelaha Dega Gobolkaasi

Image may contain: 4 people

Image may contain: 2 people, people smiling

Image may contain: 5 people, people smiling

Image may contain: 10 people

Image may contain: 8 people