Home » Entries posted by dhagacade
Entries posted by dhagacade
Sawir Tariikhiya Mujaahid Maxamed Kaahin Iyo Marxuum Mijir Qaadi Maxamoud Iyo Qoraaga Weyn ee Maxamed Baashe

Sawir Tariikhiya Mujaahid Maxamed Kaahin Iyo Marxuum Mijir Qaadi Maxamoud Iyo Qoraaga Weyn ee Maxamed Baashe

Daawo: Sawir Tariikhiya Mujaahid Maxamed Kaahin Iyo Marxuum Mijir Qaadi Maxamoud Iyo Qoraaga Weyn ee Maxamed Baashe  

MILICSIGA WAXYEELLADII WASIIRKA DUULISTA HAWADA IYO GAADIIDKA CIRKA SOMALILAND! QAYBTA 1AAD

Comments Off on MILICSIGA WAXYEELLADII WASIIRKA DUULISTA HAWADA IYO GAADIIDKA CIRKA SOMALILAND! QAYBTA 1AAD
MILICSIGA WAXYEELLADII WASIIRKA DUULISTA HAWADA IYO GAADIIDKA CIRKA SOMALILAND! QAYBTA 1AAD

Wasiir Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani) waxa laga beddelay wasaaradda duulista hawada kaddib markii lagu eedeeyay inay is-fahmi waayeen hawl-wadeennada wasaaraddii uu madaxda ka ahaa. Miyaad aragtay masuul loo beddelo cid ka hoosaysa awgeed? Waa wixii Boobe Yuusuf Ducaale uu liqi waayay 2012kii. Intii uu joogay waxa uu qortay saami ka mid ah shaqaalaha, sidoo kalena […]

Continue reading …

Haddii ay Jirto Cid Ku Riyootay Doorashadaa La Boobayaa, Waxa Aan Leeyahay”Gudomiye Cirro Oo afka Furtay “

Comments Off on Haddii ay Jirto Cid Ku Riyootay Doorashadaa La Boobayaa, Waxa Aan Leeyahay”Gudomiye Cirro Oo afka Furtay “
Haddii ay Jirto Cid Ku Riyootay Doorashadaa La Boobayaa, Waxa Aan Leeyahay”Gudomiye Cirro Oo afka Furtay “

“HADDII AY JIRTO CID KU RIYOOTAY DOORASHADAA LA BOOBAYAA, WAXA AAN LEEYAHAY XISBI-NA”. MURASHAXA MADAXWEYNAHA WADDANI Halkan Hoose Ka Daawo

Continue reading …

MUUSE BIIXI OO XILKAS-DARRO IYO FADHIIDNIMO KU EEDEEYEY GOLAHA WAKIILLADA IYO HOGGAAMINTA CIRRO

Comments Off on MUUSE BIIXI OO XILKAS-DARRO IYO FADHIIDNIMO KU EEDEEYEY GOLAHA WAKIILLADA IYO HOGGAAMINTA CIRRO
MUUSE BIIXI OO XILKAS-DARRO IYO FADHIIDNIMO KU EEDEEYEY GOLAHA WAKIILLADA IYO HOGGAAMINTA CIRRO

Burco(Burco Media)-Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si kulul u dhaliilay waxqabadka Golaha Wakiillada Somaliland ee uu hoggaamiyaha ka yahay Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxaannu shaaca ka qaaday in golahaasi ku guul-darraystay inay ummadda wax la taaban karo u qabtaan muddo 12-sanno ah […]

Continue reading …

Daawo Hees Cusub oo Qosol badan Codkii cabdi Qani Isku Filan kkkkk

Comments Off on Daawo Hees Cusub oo Qosol badan Codkii cabdi Qani Isku Filan kkkkk
Daawo Hees Cusub oo Qosol badan Codkii cabdi Qani Isku Filan kkkkk

Hees Cusub oo Qosol badan Codkii cabdi Qani Isku Filan Kuus Kuus Noqotayaa Hees cusub oo la magac Baxday Kuus Kuus Oo Daawaha Laga so qaday | Halkan Guji oo Daawo

Continue reading …

Daawo:Saylaci oo si qaawan u weeraray Mucaaradka & Xog-hayaha Guud ee Waddani Uurcade+Fariina U Diray 3-da Xisbi

Comments Off on Daawo:Saylaci oo si qaawan u weeraray Mucaaradka & Xog-hayaha Guud ee Waddani Uurcade+Fariina U Diray 3-da Xisbi
Daawo:Saylaci oo si qaawan u weeraray Mucaaradka & Xog-hayaha Guud ee Waddani Uurcade+Fariina U Diray 3-da Xisbi

Madaxweyne Ku xigenka Somaliland Oo Si Badheedh ah ula Hadlay Sadexda Xisibi ee mucaridka ah iyo Xog-hayaha Wadani Uur-Cade Halkan Hoose Ka Daawo

Continue reading …

Muqaal:Komishanka Qaranka Somaliland Oo Burco Ka Daah furay Qaybinta Kadhadhka Codbixinta Iyo Hadalada Laga Jeediyay ..

Comments Off on Muqaal:Komishanka Qaranka Somaliland Oo Burco Ka Daah furay Qaybinta Kadhadhka Codbixinta Iyo Hadalada Laga Jeediyay ..
Muqaal:Komishanka Qaranka Somaliland Oo Burco Ka Daah furay Qaybinta Kadhadhka Codbixinta Iyo Hadalada Laga Jeediyay ..

Komishanka Qaranka Somaliland Oo Burco Ka Daah furay Qaybinta Kadhadhka Codbixinta ¬†Yada oo halkaasina logu qabtay Xalfad Laguso Bandhigayey Laguna sharaxayey Qaabka………… Halkan Hoose ka Daawo

Continue reading …

WAR DEG DEG AH SHIL SABABAY DHIMASHADDA AFAR QOF OO KA DHACAY DEEGAANKA HALEEYA.

Comments Off on WAR DEG DEG AH SHIL SABABAY DHIMASHADDA AFAR QOF OO KA DHACAY DEEGAANKA HALEEYA.
WAR DEG DEG AH SHIL SABABAY DHIMASHADDA AFAR QOF OO KA DHACAY DEEGAANKA HALEEYA.

Hargaysa(burco media)Duleedka Barig Ee Magaalada hargaysa ayaa waxa ka dhacay shil naxdin badan oo galaaftay dhimashadda Afar qof iyo dhaawaca tiro kale Sida ay dad goob joogayaal xaqiijiyeen Labada gaadhi ee isku dhacay oo kala ah gaadhi waraad ah oo ka soo socday dhinaca hargaysa iyo gaadhi nooca biyaha soo dhaamiyo ah ee loo yaqaano […]

Continue reading …

Pro Axmed ismaacil samatar oo Masuliyinta Xisbiga Kulmiye kuso dhaweyay Magalada Hargaysa + Muxuse ka Yidhi siyaasada Kulmiye

Comments Off on Pro Axmed ismaacil samatar oo Masuliyinta Xisbiga Kulmiye kuso dhaweyay Magalada Hargaysa + Muxuse ka Yidhi siyaasada Kulmiye
Pro Axmed ismaacil samatar oo Masuliyinta Xisbiga Kulmiye kuso dhaweyay Magalada Hargaysa + Muxuse ka Yidhi siyaasada Kulmiye

Pro Axmed ismaacil samatar oo Masuliyinta Xisbiga Kulmiye kuso dhaweyay Magalada Hargaysa + Muxuse ka Yidhi siyaasada Kulmiye………… Halkan Hoose Ka daawo

Continue reading …

Dhibaatada Uu Barakacu Ku Yeeshay Wax Soo Saarka Baydhabo

Comments Off on Dhibaatada Uu Barakacu Ku Yeeshay Wax Soo Saarka Baydhabo
Dhibaatada Uu Barakacu Ku Yeeshay Wax Soo Saarka Baydhabo

Halkan kA Daawo Samaynta ay barakacayasha baydhabo ku yeeshen waxsosarkii magalada xaga khudaarta iyo dhanka adeega Bulshadaba………. Halkan Hoose Ka Daawo

Continue reading …
Page 1 of 35123Next ›Last »