Home » Entries posted by sayid cali (Page 295)
Entries posted by sayid cali

Xabada lagula kacay xildhibaanka xeelbeegsiga siyaasiga iyo xagjirka saxaafda labo kala xor ah

Comments Off on Xabada lagula kacay xildhibaanka xeelbeegsiga siyaasiga iyo xagjirka saxaafda labo kala xor ah
Xabada lagula kacay xildhibaanka xeelbeegsiga siyaasiga iyo xagjirka saxaafda labo kala xor ah

Qormadan waxanu ku soo qadan doonaa dilalka qorshaysan ee ka dhacaya magaalada hargaisa iyo sababaha keenay maqaalkani waa mid xaqiiqada taabanaya oo aanu kaga hadli doono danaha ay ka leedahay xakuumadu dilalkan qorshaysam. Waxa soo noqnoqnay mudooyinkii udanbeeye isku dayo dil oo lala beegsanay qaar kamida madaxda xusbiga xusbiyada iyo waliba xildhibaanio ka tirsan golah […]

Continue reading …

Xabada Lagula Kacay Xildhibaanka Xeelbeegsiga Siyaasiga Iyo Xagjirka Saxaafda Labo Kala Xor Ah By Sakariye Jaylaani

Comments Off on Xabada Lagula Kacay Xildhibaanka Xeelbeegsiga Siyaasiga Iyo Xagjirka Saxaafda Labo Kala Xor Ah By Sakariye Jaylaani
Xabada Lagula Kacay Xildhibaanka Xeelbeegsiga Siyaasiga Iyo Xagjirka Saxaafda Labo Kala Xor Ah By Sakariye Jaylaani

Qormadan waxanu ku soo qadan doonaa dilalka qorshaysan ee ka dhacaya magaalada hargaisa iyo sababaha keenay maqaalkani waa mid xaqiiqada taabanaya oo aanu kaga hadli doono danaha ay ka leedahay xakuumadu dilalkan qorshaysam. Waxa soo noqnoqnay mudooyinkii udanbeeye isku dayo dil oo lala beegsanay qaar kamida madaxda xusbiga xusbiyada iyo waliba xildhibaanio ka tirsan golah […]

Continue reading …

Haayada Wadniga Ah Ee Yovenco Oo Bacaha Roobka Celiya U Qaybisay Boqolaal Qoys Oo Danyar Ah, Oo Ku Nool Magaalada Berbera

Comments Off on Haayada Wadniga Ah Ee Yovenco Oo Bacaha Roobka Celiya U Qaybisay Boqolaal Qoys Oo Danyar Ah, Oo Ku Nool Magaalada Berbera
Haayada Wadniga Ah Ee Yovenco Oo Bacaha Roobka Celiya U Qaybisay Boqolaal Qoys Oo Danyar Ah, Oo Ku Nool Magaalada Berbera

  Berbera (BN) Iyada oo magaalada Berbera ay ka dayaan roobab laxaadlihi 24kii sacadood ee la soo dhaafay oo sameeyey isu socodkii magaalada,kortaduna ay ka maqantahay magaalada Berbera. Halka dadka danyarta ee ku nool xaafadaha buulshada ah, ay biyuhu u galeen ka dib markii roobabkaa mahiigaanka ahi ay ka tureen bacihii ay kaga jireen roobka. […]

Continue reading …

Berbera: Magaalada Berbera oo roob laxaad lihi ka da,ayaan 24kii saacadood ee u danbeeyey, iyo xaafado laga qaxay saaka waaberigii

Comments Off on Berbera: Magaalada Berbera oo roob laxaad lihi ka da,ayaan 24kii saacadood ee u danbeeyey, iyo xaafado laga qaxay saaka waaberigii
Berbera: Magaalada Berbera oo roob laxaad lihi ka da,ayaan  24kii saacadood ee u danbeeyey, iyo xaafado laga qaxay saaka waaberigii

Berbera: Magaalada Berbera oo roob laxaad lihi ka da?ayo 10kii saacadood ee u danbeeyey, iyo xaafado laga qaxay saaka waaberigii. Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka SAAXIL ayaa saka ku waabariisatay Roobab Xooggan oo muddo ku siman 10 Saacadood weli ka da?aya magaalada. Roobabkan oo ay dadweynaha ka sii wacyigeliyeen inay ka digtoonadaan khasaarihiisa masuliyiinta dawladda […]

Continue reading …

Khilaaf Xoogan oo Mar Kale Ka Qarxay Wakaalada Biyaha Burco iyo Edaymo Loo Soo Jeediyay Agaasimaha Guud Ee Khayraadka Biyaha Somaliland

Comments Off on Khilaaf Xoogan oo Mar Kale Ka Qarxay Wakaalada Biyaha Burco iyo Edaymo Loo Soo Jeediyay Agaasimaha Guud Ee Khayraadka Biyaha Somaliland
Khilaaf Xoogan oo Mar Kale Ka Qarxay Wakaalada Biyaha Burco iyo Edaymo Loo Soo Jeediyay Agaasimaha Guud Ee Khayraadka Biyaha Somaliland

Warar Xogogaal ah oo aan ka helnay ilo ku dhaw dhaw gudida Biyaha Magaalada Burco iyo agaasimaha guud ayaa sheegaya in khilaafkaasi cirka isku shareeray ka dib markii Gudiga Biyaha Burco Burco (BM) Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Gudida Biyaha Magaalada Burco iyo agaasimaha guud ee wasaarada Khayraaka biyaha ayaa maanta mar kaliya […]

Continue reading …

Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Furaayey Xarun Caafimaad Oo Layskaga Shaybaadhi Doono Xanuunka Dilaaga Ah Ee HIV ADIS Ayaa Waxay Ka Dhacday Xarunta Hooyada Iyo Dhalaanka Ee Magaalada Oodweyne

Comments Off on Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Furaayey Xarun Caafimaad Oo Layskaga Shaybaadhi Doono Xanuunka Dilaaga Ah Ee HIV ADIS Ayaa Waxay Ka Dhacday Xarunta Hooyada Iyo Dhalaanka Ee Magaalada Oodweyne
Munaasibad Balaadhan Oo  Lagu Furaayey Xarun Caafimaad Oo Layskaga Shaybaadhi Doono Xanuunka Dilaaga Ah Ee HIV ADIS Ayaa Waxay Ka Dhacday Xarunta Hooyada Iyo Dhalaanka Ee Magaalada Oodweyne

Oodweyne(BM) Munaasibad Balaadhan Oo  Lagu Furaayey Xarun Caafimaad Oo Layskaga Shaybaadhi Doono Xanuunka Dilaaga Ah Ee HIV ADIS Ayaa Waxay Ka Dhacday Xarunta Hooyada Iyo Dhalaanka Ee Magaalada Oodweyne Munaasibadaasi Oo Ay Goob Joog Ka Ayaaneen Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Daadmadheedh Ahna Ku Simaha Gobolka faarax cabdilaahi xasan. Masuul Sare Oo Ka Socotay Haayada World […]

Continue reading …

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Badhasaabka Gobalka Daadmadheedh Oo Dardar Galinaya Hawlaha Shaqo Ee Wadada Isku Xidhi Doonta Gobalka Togdheer Daadmadheedh Iyo Maroodi Jeex Ayaa Saaka 12 Tuulo oo Hoostaga Goblka Daadmadheedh Ku Soomaray Kormeer By: Sakariye Sh Maxamed Cabdi (Jaylaani)

Comments Off on Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Badhasaabka Gobalka Daadmadheedh Oo Dardar Galinaya Hawlaha Shaqo Ee Wadada Isku Xidhi Doonta Gobalka Togdheer Daadmadheedh Iyo Maroodi Jeex Ayaa Saaka 12 Tuulo oo Hoostaga Goblka Daadmadheedh Ku Soomaray Kormeer By: Sakariye Sh Maxamed Cabdi (Jaylaani)
Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Badhasaabka Gobalka  Daadmadheedh Oo Dardar Galinaya Hawlaha Shaqo Ee Wadada Isku Xidhi Doonta Gobalka Togdheer Daadmadheedh Iyo Maroodi Jeex Ayaa Saaka 12 Tuulo oo Hoostaga Goblka Daadmadheedh Ku Soomaray Kormeer  By: Sakariye Sh Maxamed Cabdi (Jaylaani)

Wafti Balaadhan Oo UuHogaaminaayo Guddmiyaha Gobolka Daadmadheedh Jamaal Xuseen Hurre Oo Isugu Jiray Salaadiin Cuqaal Xildhibaano Ka Mida Golaha Deegaanka Degmada Oodweyne Oo Mudooyinkii Ugu Dambeyeyba Socdaal Wacyi Galineed Oo La Xidhiidha Qaadhaan Uruurinta Xoolaha Wadda Dhismaheedu Socdo Ee Isku Xidha Gobolada Daadmadheedh Togdheer Iyo Maroodijeex Ku Maray 12 Tuulo Oo Ka Mida Deegaanada Hoosyimaada […]

Continue reading …

Geedi Socodka Horumarka Somaliland iyo Gaabiska Ku Yimi Xukuumada By: Wariye Sakariye Sh Maxamed (Jaylaani)

Comments Off on Geedi Socodka Horumarka Somaliland iyo Gaabiska Ku Yimi Xukuumada By: Wariye Sakariye Sh Maxamed (Jaylaani)
Geedi  Socodka  Horumarka Somaliland  iyo  Gaabiska Ku Yimi Xukuumada By: Wariye  Sakariye  Sh  Maxamed  (Jaylaani)

     Dalka kasta oo aduunyada kamida waxa ka jira maamul,  maamulkastaa  waxa uu ku dadalaa sidii uu uhorumarinlha dalkiisa waxa Somaliland ukala danbeeye afar dawladood oo mid waliba ay haysay mudo lagu gaadho horumar muuqda  hadii aynu eegno sadexdii xukuumadood ee ka horeeyey xukuumadan haatan talada haysa sadexda xukuumadood ee hore waxay soo qabateen mid […]

Continue reading …

burburkii kulmiye oo soo bidhameysaa By: Axmed Yuusuf.

Comments Off on burburkii kulmiye oo soo bidhameysaa By: Axmed Yuusuf.
burburkii kulmiye oo soo bidhameysaa By: Axmed Yuusuf.

xisbiga talada dalka haye ee kulmiye  ayaa dhawaan shaaciyey  in  uu qabsoomayo shirweynahii sedexaad  bisha 12aad ee sanadkan, shirkaaso oo dhowr jeer oo hore dib loo dhigey qabashadiisa duruufa u gara awgeed, iyodoo  maanka logu hayo silsaalkii ka dhacey shirkii kan ka horeeyey oo burco lagu qabtey ahaa shirweynnahii labaad ee uu xisbiga kulmiye yeesho […]

Continue reading …
Page 295 of 295« First‹ Previous293294295