Murrashax C/raxmaan Cirro Oo Taageerayaasha Xisbiga WADDANI Uga Mahadceliyay Isu Soo Baxyadii Dhul-gariirka Ahaa Ee Ay Ka Sameeyeen Gobolada Somaliland , halkan hoose ka daawo
Continue reading …Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Degmada Boon Oo Iska Casilay Xisbiga Kulmiye,Kuna Biiray xisbiga Waddani.
Continue reading …Agaasimaha Telefeeshinka Bulsho Ee Magaalada Muqdisho Oo Raali Galin Ka Bixiyay Warar Been Abuur Ah Oo Laga Faafiyay Murrashax Cabdiraxmaan Cirro
Continue reading …Siyaasi Muniir Axmed Cigaal, kaaliyaha Warfaafinta ee Musharaxa xisbiga Waddani ayaa kacdoon shacbi ku tilmaamay isku soo baxyada taageerayaasha xisbiga Waddani ay isugu soo baxeen magaalooyinka dalka, isla markaana ay ku doonayaan shacabku isbadal keena horumar. Muniir Axmed Cigaal waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu maanta la hadlayey taageerayaasha xisbiga Waddani ee […]
Continue reading …Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa, waxaanu tilmaamay inay Doorashadani sharafta Somaliland kor u qaadayso, waxaanu xusay in goob joogayaal badan oo ka kala socda Caalamku inay iman doonaan Somaliland. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa sidoo […]
Continue reading …Sheekh Cismaan Cali Xuseen oo ka mid ah Culimada dalka ugu waaweyn iyo Guddoomiyaha Guddida Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdala,ayaa ka hadlay ololaha Xisbiyada, waxayna tilmaameen in dhaqan xumo iyo anshax xumo aanay Diinteenu Islaamku raali ka ahayn in lagu sameeynayo ololaha, waxayna ku taliyeen in la joojiyo, waxayna Waalidka, […]
Continue reading …Awaamiir adag oo Boolisku ka Soo Saaray Gaadiidka Habeenkii ee Ololaha
Continue reading …Ololaha Magaalada Oodweyne Xisbiga Waddani
Continue reading …DAAWO;-Wacdarahii Xisbiga WADDANI ee Balli-gubadle
Continue reading …Degmada Quljeed Ee Gobolka Awdal Oo Si Weyn Uu Muujisay Cududa Tageero Ee Xisbiga Waddani
Continue reading …