Horta Cali Mareexaan Aqoon Daraidiisa waa Ninkii Bedka & TV,yada Caalamka oo laga daawanayo, Diyaarad Dawooyin siday oo Haya,di keenta ku andacooday anaa keeney, ee Wasiirkii ku shaqada lahaa ee Caafimaadku kashifay cida keentay, Cali Mareexaan aqoon la,aantiisa & Kibirkiisa isagaa is kashifa waa Wasiirkii Facbook soo dhigay Diyaarada Dubai ayaa Kursig Gabadh u diiday […]
Somaliland maalin kasta mucjisooyin baa ka dhacaya horteena aan madaxdan iyo tijaartan qafladdu qaadatay aanay indhahooda iyo caqligoodu arkaynin oo shaydaan ka daboolay. Dhacdan u dambaysay ee ku waajahan arinkii isdaba marinta doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka waxaa ilaahay ina tusay in Allah ha u naxariistee Cabdirahmaan Talyanle ku fadhiyi lahaa Gudoomiyanimada wax yar oo sidaan filayo […]
Continue reading …Guddoomiye ku xigeenka ku meelgaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa xukuumada kulmiye ku tilmaamay mid xaraashtay magaalada Berbera iyo dhulkeedii. Cabdiqaadir Jirde waxa uu xusay dhibaatooyin uu sheegay in la gaadhsiiyay dekeda iyo guud ahaan Berbera,waxaanu balan qaaday inay ka xisbi ahaan wax badan ka qaban doonaan dhibaatooyinka Berbara, waxaanu arimahan ka […]
Continue reading …Kulmiye Kadeedka Maanta Haysta, Kuudud Xumada uu La Soo Kambadhuudho, Waa Kaaraahiyadii Umada. Kulmiye Ilaahaybaa Karbaashay, Been, Xaaraan, Dulmi, Xaqdaro, & Kibirkii ayuu Keyn Cidla Kuuududaa. Kulmiye Kolkuu Ku Heeso, Kaalaya na doorta, Miyaanu duligii & darxumadii Dadka uu baday, aanu Dareemayn. Kulmiye, Dalkii wuu wada dubtay, oo Daawuhuu Wada Saaray, oo Deked, Daaro, Dugsiyo, […]
Continue reading …Shiciboow Bal daawada Sida uu Muuse & Kulmiye u dabayshaday, ee Daadkii Wadani u Qaaday. Shicibkoow Bal Dayaay, Dadkii oo Daalinkii, Dagaal Oogihii Iska Diiday, oo Duco qabe, dulqaad Leh Doonayaa. Shicibkoow Bal daawada askarigii Digtoonada Lahaa, ee Ducadana Diiday, ee Shaanidana Ku daray, Dadkii Ka yaaceen. shicibkoow Muuse sawkaa Yaabay, ee mawjadihii Wadani, dawaakhad […]
Continue reading …Horta Aduunka waxa ugu ayaan daran, Qofku isagoo waliba Dumara, Xishood, 7 xayaba ka tegey, Bal Habarta Maaliyada ee Samsam heerya xun, Dubai markii Carabtii soo eriday ee iyada kuwii Xaaraan Quutayaalka ahaa ee Xaqul-qalinka isu daba yaacay dabada Carabkii ku yidhi Barax yaa Cabiid, waa Samsam Heeryo Xun & Kuwa xaaraan quutayaalka ahaa, Sacad […]
Continue reading …Xisbigii Kulmiye wuxuu ku heesaya, Waynaga Ciirsantee Taladu Cayn Wareegsatee Anaga, Culaysabaa Na Saarmee Alaw Wadani & Shicibka Is wada raacay halkeen uga cararnaa. Kulmiye Cuqabadii Dadweynaha & Iscufkii & Cabudhintii Anagaa aalamkaba u haysana, Sawkaa Ciil & Wey & Calaalcal, ay ku cabaadayaan, ee Wadankii ay Wada Xaraasheen, Cali-Mareexaan Maankii ka Raacay Dhulkii Yaan […]
Continue reading …Sanadka Islaamka ee curtay Ilaahay ha dhigo, Sanad Barwaaqo & Nabad & Guul uu noqda Umadaha Islaamka Meel kasta oo ay aduunka ka joogaan, Sanad Ilaahay Bogooda Burcad isu mariyo, oo Dhibaatada na Ilaahay ka qaado. Somaalidana Ilaahay haka dul qaado Dagaalada Aafeeyey & Abaaraha & Gaajada & Sixir-bararka. Somaliland Ilaahay Hawga Dhigo Sanad Isbedel […]
Continue reading …Siilaanyo Weligiiba Hays Nasakho, oo Warbaahinta & Wararka Hayska Diido, Wadankii Wada Xaraashay. Siilaanyo Warqad Weligii Ha Sito, oo Shicibka Beena Haw Sheego, Sawkaa Dekedii & Dalkiiba Iibshay. Siilaanyo Weligii Wariyaha ha diido, Sawkaa Islaantiisa, Moorgan, Muhanad & Samsam Doollarkii Wada Siiyey. Siilaanyo Weligiiba Shicibka Sixir-bararku Waalay, inta uu is diidsiiyo, Isaguna Doollar Dibada Ha […]
Continue reading …Muuse Biixi oo ku faanay, Labada Ciro & Faysal waxaan dheeray, Fidland & debeda uumaan bixin ee Wadanka ayaan joogay, Ciro & Faysal Gacantooda & Caqligoodu waa ka nadiif Dhiig Bani,aadan oo anigoo wax dili kara duca qaadan maayo ee waa inoo dagaal, Dhiig mey gelin ee waaka Nadiif Dhiig Bani,aadam, Muuse Biixi Dagaal lagu […]
Continue reading …