Home » Archives by category » Articles-Maqaallo (Page 134)

Burco-(Burcomedia)-Isku eri dhinaca Jaadka ah ayaa ka bilaamay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer iyo deegaamadda ku xeeran ee gobolkaasi . Isku erigan Jaadka ayaa ka danbeeyay ka dib markii isku eri dhinaca Qaadka ahi ka dhex qarxay Labada Shirkadood ee 571 iyo BSI ,kuwaasi oo ka mid ah Shirkaddaha dhinaca Jaadka ka baayac mushtareeya […]

Continue reading …
Taariikhda Ururka Ikhwaanu Muslimiin ee dalka Masar Qaybti 2aad – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Bartimaameedku wuxuu ahaa Xasan Al-Banna waxay ku dhufteen 7 xabadood, balse kumuu dhiman goobtii waxa loola cararay cisbitaalka, ka dib waxa la dhigay qol, manuu helin wax daryeel caafimaad ah, oo dhiig bax ayuu u dhintay. Ileyn inuu dhinto ayaa la doonayey. Boqor Faaruuq iyo ingiriisku way isku raacsanayeen in arrinku sidaasi u dhaco.

Continue reading …
Ummaddan baahan – W/Q: Ridwaan Dalxa

Waxa ayaan darro ah oo maanta indhahaygu qabteen horena u hayeen aragtiyo badan oo aan u malaynayo in iska indho tirideedu ayna jirin waxay inoo soo wadaa, waase dib u dhac ka muuqatada indhaha soomaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

Continue reading …
Ma inagaa iska damaashaadna 18 May, mise aduunweynaha ayaynu gaadhsiinaa Qadiyadeenna? – W/Q: Ali Dhinbil

Runtii 22kii sano ee ka soo wareegtey xornimadii Somaliland waxay isaga badnayd damaashaad iyo is xasuusin ku saabsan gooni isu taageena iyo inaynu la soo noqonay xornimadeena.  Laakiin dadaal fiican ulamaynaan iman sidii maalinta xornimadeena iyo aqoonsi doonkeena aynu aduunka ugu soo bandhigi lahayn.  Metalan saxaafada aduunku waxba kama qorto, madax kale oo ka socota […]

Continue reading …
Cibrooyinkii Ku Dugnaa Hanaqaadkii Somaliland – W/Q: C/Raxmaan C/Laahi (Wirdaani) – Q.2aad

GEN.maxamed siyaad bare waxa uu inqilaab milatari ku qabsadey jamhuuriyadii somaliya sanadkii 1969 maalin salaasa ah, waxa inqilaabkaa la sameeyey 24 sarkaal boolis iyo milatari isku jirey, 1974 ayuu ku dhawaaqey xisbigii hanti wadaaga kacaanka somaliya, dawaladii kacaanku waxay ku taalaabsatey harumar balaadhan oo dhinac kasta ah sanadihii u dhaxeeyey 1969-1976, harumarkaa waxa ka mid ahaa.

Continue reading …
Somaliland: Qaran Iskii Isku Caashaqay! – Faallo: Abdifatah Sh.Nuux Jaamac (Suldaanka)

Faa’iidada uu qofku ka helo waayo-aragnimada mudadii uu soo jiray, mid u dhiganta ayay umaduhuna ka helaan cibrooyinka taariikhdii soo martay. Hadaba, aan hadalka ku bilaabee In ka badan 10 sano oo halgan hubaysan oo ay hogaaminayeen xoogagii jabhadii SNM ka dib, waxay waxgaradka, siyaasiyiinta, aqoonyahanka iyo hormuudka qabaa’ilka iyo bulshada Somaliland ku heshiiyeen 18kii May in […]

Continue reading …
Page 134 of 134« First‹ Previous132133134