Home » Archives by category » Articles-Maqaallo (Page 2)

FASHILKA Siyaasada Arrimaha Dibedda Kulmiye

Comments Off on FASHILKA Siyaasada Arrimaha Dibedda Kulmiye
FASHILKA Siyaasada Arrimaha Dibedda Kulmiye

FASHILKA SIYAASADA ARRIMAHA DIBEDDA EE XUKUUMADA KULMIYE Qormadii 2aad “DAYAXA IYO DUGSIGU ISKU BEEGANAA”. … Bishii July 2009 ayaa Xoghayihii Arrimaha Dibedda ee Xisbiga Kulmiye Dr Maxammed C/laahi Cumar uu socdaal ku tegay Dalka Maraykanka kadib markii uu raacdo dheer u galay la Kulanka Xildhibaan Donald Payne.  Wuxuu fursad u helay inuu la Kulmo ninkaas […]

Continue reading …

Wasiirada Siilaanyo Adeerka u yahay Awooda & Kibirka waxay kaga Dareen, Bahdilaada ay Wasiirada a Midka Bahdilayaa, Bal Wasiirkii Duulista oo Cali Mareexaan intuu Kaladhka Soo Qabtay, Warbaahinta Horteeda Igu Raali Gali, Hadii Kale waa lagu furayaa.

Comments Off on Wasiirada Siilaanyo Adeerka u yahay Awooda & Kibirka waxay kaga Dareen, Bahdilaada ay Wasiirada a Midka Bahdilayaa, Bal Wasiirkii Duulista oo Cali Mareexaan intuu Kaladhka Soo Qabtay, Warbaahinta Horteeda Igu Raali Gali, Hadii Kale waa lagu furayaa.
Wasiirada Siilaanyo Adeerka u yahay Awooda & Kibirka waxay kaga Dareen, Bahdilaada                                   ay Wasiirada a Midka Bahdilayaa, Bal Wasiirkii Duulista oo Cali Mareexaan intuu Kaladhka                                  Soo Qabtay, Warbaahinta Horteeda Igu Raali Gali, Hadii Kale waa lagu furayaa.

Waxaan Maqli Jiray bargii Casri Jaahilkii Marka Dumarka La Furayo Dhigta ayey qabsan jireen, Bal arinta maanta Airportka Hargeysa ka dhacday, ee Wixii Damiir lehba damaqday, Wasiir Cali Mareexaan oo Wasiir la mid ah oo Madaxweyne wada magacaabay uugu tar sheegtay Adeerkay Siilaanyo ayaa awood isiiyey aan ku eryo, hadii aanad Tv,yada & Umada hortooda […]

Continue reading …

Wasiir Maxamuud Xashi Cabdi Qormada Hadimo iyo Hagardaamo Qaran,Warbixin iftiiminaysa Khaladadkii uu Dalka ka Galay iyo Miisanka u Bulshada ku Dhex-leeyahay Wasiir Xashi W/Q. Mustafe Axmed Maxamed Geedi

Comments Off on Wasiir Maxamuud Xashi Cabdi Qormada Hadimo iyo Hagardaamo Qaran,Warbixin iftiiminaysa Khaladadkii uu Dalka ka Galay iyo Miisanka u Bulshada ku Dhex-leeyahay Wasiir Xashi W/Q. Mustafe Axmed Maxamed Geedi
Wasiir Maxamuud Xashi Cabdi Qormada Hadimo iyo Hagardaamo Qaran,Warbixin iftiiminaysa Khaladadkii uu Dalka ka Galay iyo Miisanka u Bulshada ku Dhex-leeyahay Wasiir Xashi W/Q. Mustafe Axmed Maxamed Geedi

Qormadan waxaan ugu magac-daray hagardaamo iyo hadimo qaran, Qormadan waxaan diirada ku saari-donaa xaqiiqooyin Badan oo aynu kusoo bandhigi doono hagardamoyin iyo hadimiyoonka uu qaranka u gaystay wasiirka madaxtoyada somalilad MD, Maxamuud xaashi Cabdi Qormadeenani waxay noqon dontaa mid taxane ah, oo aynu ku kusoo bandhigi doono, tariikhda iyo soyaalka madow ee wasiir maxmuud xashi […]

Continue reading …

Shacabka Somaliland Munaafaqa, Beenaalaha, Dhiigya cabka, laaluush Qaataha & Ka Xaaraanta ku Kaambayn gareeya, ayey Sacabka u Tumaan kolkaasaa Ilaahayna Ku Karbaashaa, Dulmiga & Duliga ay u hiiliyeeen.

Comments Off on Shacabka Somaliland Munaafaqa, Beenaalaha, Dhiigya cabka, laaluush Qaataha & Ka Xaaraanta ku Kaambayn gareeya, ayey Sacabka u Tumaan kolkaasaa Ilaahayna Ku Karbaashaa, Dulmiga & Duliga ay u hiiliyeeen.
Shacabka Somaliland Munaafaqa, Beenaalaha, Dhiigya cabka, laaluush                                        Qaataha & Ka Xaaraanta ku Kaambayn gareeya, ayey Sacabka u Tumaan                                       kolkaasaa Ilaahayna Ku Karbaashaa, Dulmiga & Duliga ay u hiiliyeeen.

Xisbiga Kulmiye & madaxweyne Siilaanyo ayey Shacabka Somaliland uuga hiiliyeen Xisbigii Udub & Daahir Riyaale, kolkaasay dhexda farta qaniineen, Kolkii RRU, Habeen Badh loo diray, Kolkii Dekedii Guryihii, Haamihii, wershedihii, Shooladii meel kasta uu Siilaanyo Xaraashay, Kolkaasay Qoomamaeeyeen Qabyalaad & Wasiiro Adeero uu Siilaanyo u yahay oon dhicin, oo Arirprtyadii, Dekedii & Wadankii xalaash- aday […]

Continue reading …

Habarta Maaliyadda maxaa heestii Sahro Halgan u geeyey ?.

Comments Off on Habarta Maaliyadda maxaa heestii Sahro Halgan u geeyey ?.
Habarta Maaliyadda maxaa heestii Sahro Halgan u geeyey ?.

waar illeyn qof  weyn oo xishoodkii ka dhammaadey waa tan oo kale?. Waar islaantan afarta indhood leh ee labo quraaradda yihiin yaa yidhi waa (MUTACALLIMAD) aqoonyahan ah?.                                                                  Waa yaabe maxay uga jeeddaa Heestii Sahro Halgan iyo Cabdi Naasir macallin cayddiid ee qiimaha badneyd ee ay ku dhex rafatey ?.                         Waa yaabe islaanta […]

Continue reading …

(WARLORD) KA QUDHA EE KU HADHAY SOMALILAND IYO SOMALIS.

Comments Off on (WARLORD) KA QUDHA EE KU HADHAY SOMALILAND IYO SOMALIS.
(WARLORD) KA QUDHA EE KU HADHAY SOMALILAND IYO SOMALIS.

Waxaynu ku jirnaa 2017 haddaynu Somaliland nahay dunidoo dhami way ina soo eegayaan maxaa waxay wadankeena ilaahay meel qaali ah ayuu ka dhigay (strategically) inaguna dunidaynu eegaynaa si aynu ictiraaf u helno. Hadda waxaa inagu soo dhaw doorasho ay u tartamayaan laba xusbi labada xusbi waxaa muuqata inay kala hogaaminayaan laba nin oo aad u […]

Continue reading …

Habka Federalka ah ee Somalia ee ku Salaysan Dawlad Beeleedyada oo Mugdi Galiyay jiritaanka Dawalad Dhexe oo Awood Leh.

Comments Off on Habka Federalka ah ee Somalia ee ku Salaysan Dawlad Beeleedyada oo Mugdi Galiyay jiritaanka Dawalad Dhexe oo Awood Leh.
Habka Federalka ah ee Somalia ee ku Salaysan Dawlad Beeleedyada oo Mugdi Galiyay jiritaanka Dawalad Dhexe oo Awood Leh.

Dastuurka Dawladda Federalka ee Somalia  waxa qudha oo uu aqoonsanyahay dawlad beeleedda  Puntland/Majeerteeniya iyo dastuurkeeda, oo iyadu ka da’wayn Dastuurka Somalia, waana Dawlad Beeleedda aanu sharciga ama Dastuurka Somalia aanu qaban, isla markaana aan ogolayn in wax laga badalo habka  Federalka ah ee ku salaysan Dawlad Beeleedyada, maxaa yeelay Dastuurka Somalia ayaa sidaa dhigaya oo waxa ay  juu juub ku marsiyeen Garoowe1/Garoowe2  wadaadkii […]

Continue reading …

Faysal Cali Waraabe oo mashruucii dekada Berbera uu sida indho laanta ah Baashe Morgan ugu taageersnaa maanta ka qayliyay

Comments Off on Faysal Cali Waraabe oo mashruucii dekada Berbera uu sida indho laanta ah Baashe Morgan ugu taageersnaa maanta ka qayliyay
Faysal Cali Waraabe oo mashruucii dekada Berbera uu sida indho laanta ah Baashe Morgan ugu taageersnaa maanta ka qayliyay

Waxa uu Eng.Faysal Cali Waraabe sheegay in dawladani aanay wax hawl ah oo ay dalka u dhamays tirtay aanu jirin, sida oo kale waxa uu dhaliilo xoogan u jeediyay musharax Muuse Biixi iyo khilaafka golaha wakiilada oo uu ku tilmaamay mid khatar ah oo ay dhaliyeen rag rag u muuqdaan.   hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah […]

Continue reading …

Habacsanaan Ka Muuqata Hambalyoyadii Baashe Boqol Dollar Iyo Habka Ololaha Waddani

Comments Off on Habacsanaan Ka Muuqata Hambalyoyadii Baashe Boqol Dollar Iyo Habka Ololaha Waddani
Habacsanaan Ka Muuqata Hambalyoyadii Baashe Boqol Dollar Iyo Habka Ololaha Waddani

In dalka iyo dadka Jamhuuriyadda Somaliland lagu dul qaado heeryada Kulmiye iyo mujrimka u soo hanqal taagaya in uu bireeyo inta yar ee ku hadhay waa ta aan qalinka u sitay mudo balse qoraalkaygani ka duwan kuwii hore waayo maanta ka hadli maayo qaladaadka tiro beeley ee kooxda Kulmiye cidna kama qarsoona qabyaalada xadhkaha goosatay […]

Continue reading …

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Dacwada Baarlamaanka, ma sidii kuwii hore ee Xisbiyada ee uu dhinac u xagliyey ayuu dhex fadhiisan, oo uu faana Tv,yada la soo fadhiisan waanu xalinay, iagoo wixii loo yeedhiyey uun xukumay.

Comments Off on Gudoomiyaha Maxkamada Sare Dacwada Baarlamaanka, ma sidii kuwii hore ee Xisbiyada ee uu dhinac u xagliyey ayuu dhex fadhiisan, oo uu faana Tv,yada la soo fadhiisan waanu xalinay, iagoo wixii loo yeedhiyey uun xukumay.
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Dacwada Baarlamaanka, ma sidii kuwii                                         hore ee Xisbiyada ee uu dhinac u xagliyey ayuu dhex fadhiisan, oo uu faana                                       Tv,yada la soo fadhiisan waanu xalinay, iagoo wixii loo yeedhiyey uun xukumay.

Gudoomiyaha Maxkamada Shacabku wey uhanweynaayeen, Laakiin wax yar ka dib Shicibku wey ka niyad jabeen kolkii u xagliyey ama wixii xaga sare looa yeedhiyey uun xukumay, oo ay ka mid ahayd Khilaafkii Ucid, Hadaba Gudoomiyuhu dacawadaha Shicibka wuu hagar baxaa, Laakiin dacawada Siy- aasada wixii Madaxtooyada ama Xukuumadu rabto ayuu ku xukumaa. Bal Hadaba, Gudoomiyaha […]

Continue reading …