Anigii oo ah gudoomiyaha jaliyada qurbajoogta Somaliland ee Yemen ee ku Nool North America magacaygana layiraahdo Hassan mohamed. Anoo ku hadlaya magaca qurbajoogta ee Yemen ee reer somaliland waxaanu cabaareynaynaa dhaca iyo boobka uu gudoomiyaha kulmiye muse biixi cabdi ku hayo umada reer somaliland ee uu dhulkoodii iyo guryahoodii uu xoog ku haysto waxaa markhaati […]
Continue reading …Anigii oo ah gudoomiyaha jaliyada qurbajoogta Somaliland ee Yemen ee ku Nool North America magacaygana layiraahdo Hassan mohamed. Anoo ku hadlaya magaca qurbajoogta ee Yemen ee reer somaliland waxaanu cabaareynaynaa dhaca iyo boobka uu gudoomiyaha kulmiye muse biixi cabdi ku hayo umada reer somaliland ee uu dhulkoodii iyo guryahoodii uu xoog ku haysto waxaa markhaati […]
Continue reading …Inta badan waxaynu maqalnaa niman waaweyn oo Siyaasiyiin isku haysta oo goobaha fagaarayaasha Siyaasada si qaawan ugu hadaaqa weedho aan miisaanayn oo caadifad qabiil ku ladhantay, hadaladaas raqiiska ahi waxay dhago barjeeyaan maxasta iyo wax magaratada iyadoo lagu khaldayo ama masiirkoogii lagu duminayo, caqliyadoodiina lagu caayayo, hadaladaas waxa ugu danbeeyay weedho uu Cali Guray ka […]
Continue reading …Shicibka Somaliland feejignaan Kulmiye Wadankii wey boobeen meel ay reebeen ma jirto Cirkii, dhulkii & Badiiba, waxay ku darsadeen awood Ciidan, Booliis, xadhig & cabudhin, waxaad Shicibkoow ogaydeen door- ashadii Deegaanka wixii ka dhacay ee boob, dhac, Dil & dhiiga daata & xadhigba, waxaad ogeydeen tii Golaha dhexe ee Kulmiye Musuqii & afduubkii muuse loogu […]
Continue reading …Nin qoyani biyo iskama dhawro’e ee wuu ku sii galgashaa, Ummad Yahay Weli Ma Cascasa ibtilooyinka, lala rabo Somaliland iyo wax-yaabaha lala maagan yahay. Qori daad wataa, kolba waxay biyuhu kula dulundul-coodaan ama dulaamaan derbiyadda, dooxaa ay marayaan labadiisa dhinaca, aakhirkana waxay ku tuurtaan halka ugu dambaysa ee biyo-meernku ku baaba’o, sidaas waxa ka dhigan, Xusbiga […]
Continue reading …Haduun bay kululaataye,Karka dheriga maxaa ka keenay? sawkan askariggii koobiyadda tuuray, shaadhkii kaladhadda gooyey, cidiyaha wejiggii ku dhameeyey, doobtii ka soo dhici la’dahay siddii awr gulaan ah, ee hadba qanji-dhadda afuufaaya, isku meeraystay siddii bahalkii la odhan jirey ” Oday Geelii Ba’ay” ka dibna ku sifoobay, maahmaahdii ahayd ” Dhagar-qabae Dhulkaw Dhaq-dhaqaaqa” la yaabse ma laha, […]
Continue reading …Shicibkoow Ka Digtoonaada Fartiina & doorashada oo Muuse Duca Diid, dagaal Ooge, anigoo wax dili kara Duo qaadan maayo siisaan. Shicibkoow Iska Diida, Tolay yaanu isku eer nahay, Geelu isugu kaaya jiraa, Gaashaanbuur aba Reer & qaby- laad wax ku doone, Muuse Qolo wax ku doon, oo Qaran aan wax ku doonayn. shicibkoow yaa La […]
Continue reading …Horta Somaliland ceeb ayey ku tahay Rag waaweyn, oo qabyaalad, Nin Jeclaysi, & guulwadeyn & Nin jeclaysi ay ku majara habaabiyaan, Dood dhexdhexaad ayaanu u qabanaynaa Sadex Musharax ee Xisbi oo uu weliba sheegay in isbi ka cudur daartay, Nin hagayey Dooda ama soo abaabulay. Bal Hadaba, Profoserku wuxuu sheegay in Ciro & wadani ka […]
Continue reading …faysal Cali Waraabe, Musharax & Gudoomiyihii Ucid ayuu Markii Sadexaad isu sharaxay, oo aan Sharcigu u ogolayn, Ta Kale Xisbigii oo laga yaacay oo Bakhtigiisii Dul kuududaa, oo Xiitaa Ku/xigeen aanu usamayn waayo Cid aaminaysa oo ku xigeenk u noqonaysa oo isi dhiibaysaa Faysal Ma jirto, qof aan Sharaf lahayn oo u badheedhaya Faysal inay […]
Continue reading …Kulmiyoo Cidi dooran Mayso, Kolkaa waa Inuu Cid Kasta caaya, Caalam Munaafaq Sameeyaa, oo Ciil La ooyaa. Kulmiye Calankiisii wuu Dhacay, Caleentiisiina Cadaatay, Kolkaa Calool Xumo & Ciil Buu Ku Caraabayaa. Kulmiye Calooshay ka Bukaan, oo Caqligii Wuu ka Caraabay, oo Waa Kuwaa Cabaad, Cay & Cunfi uun ku Cabaadi. Kulmiye Xoolihii Wada qaatee, Macdantii, […]
Continue reading …