Home » Archives by category » Community
Odayaal , Aqoonyahan, Shicib iyo Waxgaradka Reer Burco Oo Si Weyn U Bogaadiyay Tanaasulka Habar Awal

Odayaal , Aqoonyahan, Shicib iyo Waxgaradka Reer Burco Oo Si Weyn U Bogaadiyay Tanaasulka Habar Awal

Burco(BM)- Odayaal ,Aqoonyahan,Shicib iyo Waxgaradka Reer Burco Oo Si Weyn U Bogaadiyay Tanaasulka Habar Awal    

F.C.Waraabe oo weeraray Wasiirada Kulmiye+Cali Mareexaan oo soo qufay Fadeexado waaweyn

Comments Off on F.C.Waraabe oo weeraray Wasiirada Kulmiye+Cali Mareexaan oo soo qufay Fadeexado waaweyn
F.C.Waraabe oo weeraray Wasiirada Kulmiye+Cali Mareexaan oo soo qufay Fadeexado waaweyn

F.C.Waraabe oo weeraray Wasiirada Kulmiye+Cali Mareexaan oo soo qufay Fadeexado waaweyn    

Continue reading …

Marwo Qadan Hoodo oo Sheegtay in Xisbiga WADDANI uu Gebi ahaan ba La Wareegay Codka iyo Taageerada Shacabka Dalka

Comments Off on Marwo Qadan Hoodo oo Sheegtay in Xisbiga WADDANI uu Gebi ahaan ba La Wareegay Codka iyo Taageerada Shacabka Dalka
Marwo Qadan Hoodo oo Sheegtay in Xisbiga WADDANI uu Gebi ahaan ba La Wareegay Codka iyo Taageerada Shacabka Dalka

Marwo Qadan Hoodo oo Sheegtay in Xisbiga WADDANI uu Gebi ahaan ba La Wareegay Codka iyo Taageerada Shacabka Dalka    

Continue reading …

Somaliland: Meel Ay Suurto Gal Tahay In Mustaqbalka Aan Lacag-ba La Isticmaalin!

Comments Off on Somaliland: Meel Ay Suurto Gal Tahay In Mustaqbalka Aan Lacag-ba La Isticmaalin!
Somaliland: Meel Ay Suurto Gal Tahay In Mustaqbalka Aan Lacag-ba La Isticmaalin!

Dhawr nin ayaa hareero fadhiya saxaarado ku teedsan wadado ku taal Hargaysa, Somaliland. Way buuqayaan oo waxay ku murmaya tayada qaad markaas uun loo dhiibay. Kolba qof baa imanaya oo intuu mijin qaato ka dhaqaaqaya meesha marka ay dhawr lambar oo telefoonkooda gacanta ah taataabtaan. “In wax walba dhakhso loo bixiyaa fiican, hadaad lacag naqada […]

Continue reading …

Reer Burco oo Maanta Si Mideysan u Soo Dhaweeyey Wefti uu Hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha WADDANI[+SAWIRO]

Comments Off on Reer Burco oo Maanta Si Mideysan u Soo Dhaweeyey Wefti uu Hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha WADDANI[+SAWIRO]
Reer Burco oo Maanta Si Mideysan u Soo Dhaweeyey Wefti uu Hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha WADDANI[+SAWIRO]

Burco:(MB)-Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayay Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigga Mucaaradka ah ee WADDANI,MD.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ay weheliyaan Musharax Ku-xigeenka  Amb.Maxamed Xaaji Cali, Hogaamiyaha Xisbiga,Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Xubno kale oo ka mid ah Madaxda Xisbigga,ayaa maanta waxa si layaab leh loogu soo dhaweeyay Goboladda Saaxil Iyo Togdheer.   Wafdigga oo Hiirtii hore […]

Continue reading …

Goobo Kamid Ah Suuqyada Hargeysa Oo Laga Joojiyay Isticmaalka Lacagta Shillinka Somaliland+Boqolkii Dollar Oo Kor U Dhaafay Hal Milyan Oo Shillinka Somaliland Ah Iyo Guddigii Loo Xil Saaray La Dagaalanka Sicir Bararka Oo Daafaha Dunida Damaashaadaya

Comments Off on Goobo Kamid Ah Suuqyada Hargeysa Oo Laga Joojiyay Isticmaalka Lacagta Shillinka Somaliland+Boqolkii Dollar Oo Kor U Dhaafay Hal Milyan Oo Shillinka Somaliland Ah Iyo Guddigii Loo Xil Saaray La Dagaalanka Sicir Bararka Oo Daafaha Dunida Damaashaadaya
Goobo Kamid Ah Suuqyada Hargeysa Oo Laga Joojiyay Isticmaalka Lacagta Shillinka Somaliland+Boqolkii Dollar Oo Kor U Dhaafay Hal Milyan Oo Shillinka Somaliland Ah Iyo Guddigii Loo Xil Saaray La Dagaalanka Sicir Bararka Oo Daafaha Dunida Damaashaadaya

Qiimaha Sarifka Boqolka Dollar ayaa dhawrkii maalmood ee u danbeeyey kor u dhaafay Hal Milyan Oo Shilinka Somaliland ah,Waxaanay arintaasi abuurtay in Meelo badan oo suuqyada Hargeysa ah la iska joojiyo Isticmaalka Shiling-Ka Somaliland kadib Qiime dhacihii ugu cuslaa abid oo ku dhacay,waxa gabi ahaanba Goobihii ugu mihiimsanaa ee ka mid ka ahaa suuqyada Hargeysa […]

Continue reading …

Wafti Balaadhan Oo Ka Kooban Madax Dhaqameedka Beesha Garxaajis Oo Borama Gaadhey Iyo Ujeedka Safarkooda

Comments Off on Wafti Balaadhan Oo Ka Kooban Madax Dhaqameedka Beesha Garxaajis Oo Borama Gaadhey Iyo Ujeedka Safarkooda
Wafti Balaadhan Oo Ka Kooban Madax Dhaqameedka Beesha Garxaajis Oo Borama Gaadhey Iyo Ujeedka Safarkooda

Wafti balaadhan oo ka kooban madax dhaqameedka beesha Garxaajis ayaa waxaa ay maanta gaadheen magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal , Madax dhaqameedkan ka socdey beesha Garxaajis ayaa waxaa duleedka magaalada Borama kaga hor tagay isla markaana ku soo dhaweeyey madax dhaqameedka beelaha dega gobalada Awdal iyo Salal   Qado sharaf ayaa waxaa madax dhaqameedkan loogu sameeyey […]

Continue reading …

Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Lala Xidhiidhiyey inuu Musharraxa KULMIYE Ugu Deeqay Gaadhi iyo Afar Guri

Comments Off on Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Lala Xidhiidhiyey inuu Musharraxa KULMIYE Ugu Deeqay Gaadhi iyo Afar Guri
Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Lala Xidhiidhiyey inuu Musharraxa KULMIYE Ugu Deeqay Gaadhi iyo Afar Guri

Taliyaha Ciidanka qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland General Nuux Ismaacil Taani, ayaa lagu xidhiidhiyey jeebkiisa inuu ka bixiyey dhaqaalihii ama kharashka ku baxay afar Xafiis iyo Gaadhi lagu wareejiyey Xisbiga KULMIYE, agabka Guryaha iyo Gaadhigaasi oo goob-fagaare ah Gudoomiyaha KULMIYE ay ku gudoonsiiyeen Odayaal dhaqameed iyo haween sheegay inay wakiilka yihiin Ardaaga Beesha Reer Xareed. Ma […]

Continue reading …

Fanaan Yuusuf Dheere Oo Banaanka Soo Dhigay Ceebaha Wasiir CADAANI Iyo MUUSE BIIXI

Comments Off on Fanaan Yuusuf Dheere Oo Banaanka Soo Dhigay Ceebaha Wasiir CADAANI Iyo MUUSE BIIXI
Fanaan Yuusuf Dheere Oo Banaanka Soo Dhigay Ceebaha Wasiir CADAANI Iyo MUUSE BIIXI

Fanaan Yuusuf Dheere Oo Banaanka Soo Dhigay Ceebaha Wasiir CADAANI Iyo MUUSE BIIXI, halkan hoose ka daawo    

Continue reading …

Qaybtii Saddexaad Ee Barnaamijka Wariye Cabdisalaan Hereri Ka Diyaariyey Dalka Tansaaniya

Comments Off on Qaybtii Saddexaad Ee Barnaamijka Wariye Cabdisalaan Hereri Ka Diyaariyey Dalka Tansaaniya
Qaybtii Saddexaad Ee Barnaamijka Wariye Cabdisalaan Hereri Ka Diyaariyey Dalka Tansaaniya

Qaybtii Saddexaad Ee Barnaamijka Wariye Cabdisalaan Hereri Ka Diyaariyey Dalka Tansaaniya      

Continue reading …
Page 1 of 26123Next ›Last »