Home » Archives by category » Community (Page 29)

Daawo: Ganacsatadda Xoolaha Burco Oo Ka Qayliyay Cashuuraha Xukuumadda ,Wasiir Xirsi iyo Dawladda Hoose Oo Aan Gobolka Waxba Loogu Qaban.

Comments Off on Daawo: Ganacsatadda Xoolaha Burco Oo Ka Qayliyay Cashuuraha Xukuumadda ,Wasiir Xirsi iyo Dawladda Hoose Oo Aan Gobolka Waxba Loogu Qaban.
Daawo: Ganacsatadda Xoolaha Burco Oo Ka Qayliyay Cashuuraha Xukuumadda ,Wasiir Xirsi iyo Dawladda Hoose Oo Aan Gobolka Waxba Loogu Qaban.

Burco(BM)- Ganacsatadda Xoolaha Sayladda Burco iyo dadweynaha magaaladaasi ayaa si weyn uga qayliyay Cashuuraha Xukuumadda Siilaanyo ,Wasiir Xirsi iyo Dawladda Hoose ee Degmadda Burco lays waydiinaayo meesha ay ku baxaan maadaama aan gobolka Togdheer waxba loogu qaban. Warkaasi ka daawo halkan     Burcomedia.com

Continue reading …

Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Oo Ka Hadlaaya Taariikhdda Warbaahinta Oo Wariye Keyse Axmed Digaale La Yeeshay Suxufiga Ruug Cadaaga Ah Maxamuud Cabdi Ducaale.

Comments Off on Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Oo Ka Hadlaaya Taariikhdda Warbaahinta Oo Wariye Keyse Axmed Digaale La Yeeshay Suxufiga Ruug Cadaaga Ah Maxamuud Cabdi Ducaale.
Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Oo Ka Hadlaaya Taariikhdda Warbaahinta Oo Wariye Keyse Axmed Digaale La Yeeshay Suxufiga Ruug Cadaaga Ah Maxamuud Cabdi Ducaale.

Burco(BM)-Daawadayaal halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Barjaamij xiiso badan oo ka hadlaaya taariikhdda Warbaahinta Somalida oo Wariye Kayse Axmed Digaale la yeeshay Wariyaha Ruug-cadaaga ah ee Maxamuud Cabdi Cali Ducaale. Barnaamijkaasi oo dhamaystiran iyo su’aalihiisii ka daawo halkan.  

Continue reading …

Fadeexad Culus: Halkan Ka Daawo Wasiir Xirsi Wadadda Uu Ku Shubaayo Qaadhaanka Jidka Ceerigaabo iyo Burco.

Comments Off on Fadeexad Culus: Halkan Ka Daawo Wasiir Xirsi Wadadda Uu Ku Shubaayo Qaadhaanka Jidka Ceerigaabo iyo Burco.
Fadeexad Culus: Halkan Ka Daawo Wasiir Xirsi Wadadda Uu Ku Shubaayo Qaadhaanka Jidka Ceerigaabo iyo Burco.

Hargeysa(BM)-Fadeexad cusub ayaa soo wajahday Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X, Xasan ,taasi oo cadaynaysa qaadhaanka dhismaha Wadadda Ceerigaabo in uu si toos ah ugu shubo hadh iyo habeen Dhismaha Wadadda Berbera iyo Ceel-afweyn u kala baxda oo ay beesha Siilaanyo leedahay. Warkaasi oo loogu digaayo dadkii lacagahooda Wasiir Xirsi ku aaminay iyo kuwa hada […]

Continue reading …