Home » Archives by category » Featured News
Siyaasi Aadan Dholayare Ayaa Kahadalay Dhibaatada Qabyaaladu Leedahay Iyo Heerka Ay Maanta Tagantahy  Salkana Dhigatay Sportiga iyo Fanka Horana U Masaxday Siyaasda

Siyaasi Aadan Dholayare Ayaa Kahadalay Dhibaatada Qabyaaladu Leedahay Iyo Heerka Ay Maanta Tagantahy Salkana Dhigatay Sportiga iyo Fanka Horana U Masaxday Siyaasda

Hargeisa(BM) Wasiirkii Hore Ee Cadalada Iyo Beeraha Somaliland Wakhtigii  Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Mudane Aadan Ahmed Cilmi (Dhoolayare) Ayaa Bogiisa Uu Kuleeyahay Shabakada Bulshadu Ay kuwada Xidhiidho Ee Facebook Wuxuu Kufaafiyay Qoraal Dhinacyo badan Tabanaya oo u kaga hadlay Dhibaatada Ay Bulshada ku hayso qabyaaladu kasoo sheegay inay hada dhexgasahay dhaqano aan hore mamnuuc ka […]

Xaqiiji Yoolkaaga. W/Q: Mustafa Beddel Cabdi

Comments Off
Xaqiiji Yoolkaaga. W/Q: Mustafa Beddel Cabdi

Sanku neefle kasta oo ku dul nool dunida waxa hubaal ah inuu leeyahay hiigsi iyo yididiilooyin uu nolosha ka damacsanyahay, qof walba waxa uu nolosha ka baadi goobaa guul iyo gobonnimo. Majiro qof aan lahayn hammi iyo hiigsi nololeed (waxaynu ka hadlaynaa dadka garaadka u saaxiibka ah) bani aadamku waxa ay si guud uga siman […]

Continue reading …
Caawi Maraakizu Quba Oo Ubadka Qura’aanka Kareemka Bilaash Lagu Baro Oo Uu Gacanta Uu Ku Hayo Sheekh Suldaan Abuu Sufyaan

Caawi Maraakizu Quba Oo Ubadka Qura’aanka Kareemka Bilaash Lagu Baro Oo Uu Gacanta Uu Ku Hayo Sheekh Suldaan Abuu Sufyaan Burco Media Hargeisa//Office By Zaki Adam Zuxufi

Continue reading …
Hor Dhac : Waa barnamij ka hadli donaa dhaqanka togan ee muslimka

Waa barnamij ka hadli donaa dhaqanka togan ee muslimka Waxana So Jeedinaya Cumar Yolla

Continue reading …
waxyaabha soonka jabiya qofkana afuriya waxaana soo jeedinaya sheekh maxamed cali gadhle waana darsigii  5aad dhagaysi haboon By Zaki Adam Zuxufi

waxyaabha soonka jabiya qofkana afuriya waxaana soo jeedinaya sheekh maxamed cali gadhle waana darsigii  5aad dhagaysi haboon By Zaki Adam Zuxufi 712_0490

Continue reading …
R-Burco Media Soonka Iyo Cidda Uu Ku Waajibo Iyo Qaybaha Dadka Ee Soonka Ramadaan? Waa Darsigii 2-Aad Ee Duruustii Sheekh Maxamed Cali Gadhle DHAGAYSO By Zaki Adam Zuxufi

R-Burco Media Soonka Iyo Cidda Uu Ku Waajibo Iyo Qaybaha Dadka Ee Soonka Ramadaan? Waa Darsigii 2-Aad Ee Duruustii Sheekh Maxamed Cali Gadhle DHAGAYSO By Zaki Adam ZuxufiZ0000086

Continue reading …
R-Burco Media  Sheekh Maxamed Cali Gadhle  Oo Jeediyay Kalmad Ka Hadlaysa Soo Dhawaynta Iyo Qaabilidda Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Waana Qaybtii 1aad Dhagaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

R-BM Sheekh Maxamed Cali Gadhle  Oo Jeediyay Kalmad Ka Hadlaysa Soo Dhawaynta Iyo Qaabilidda Bisha Barakaysan Ee Ramadaan  Waana Qaybtii 1aad Dhagaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

Continue reading …
Daryeelka Gaadiidku Miyuu Ka Qiimo Badatay Dadka?

Dhulka guudkiisa waxa gurada ka saaran dadkaa u qiimo iyo qaayo badan waxaana inoo cadeeyay Guullihii abuuray Koonkan. Gaadiidka ama baabuurtu waxay ka mid yihiin waxyaabaha uu aadamigu u adeegsado danihiisa waxaanay ugu jiraan kaalin mihiima marka loo eego baahidooda hadaba akhriste waxaad mar walba ogsoontahay isla jeerkaasna garaadkaagu ku farayaa in qabashada hawlahu leeyihiin […]

Continue reading …

31 May Maxay Ahayd?

Comments Off
31 May Maxay Ahayd?

31 May waa maalin taariikh leh, waxaana aynu ku bilaabaynaa siday ku timi 31 May. Sannadkii 1987.May.31, waxaa habeenimadaas la dilay Mujaahid Aadan Shiine oo lagu dilay magaalada Jig-jiga ee dalka Itoobiya. Mujaahid Aadan Shiine oo ahaa saraakiishii ugu horeysay ee SNM aas aastay, hadaba 31kii kale ee sanad guuradii kale ee dilka Aadan Shiine […]

Continue reading …
Hargaysa : Qaab Noocee Ah Ayuuu Uga Qayb Qaatay Dugsiga Caafimaadka Ee Shaafi Medical College Xuska 18 May Ee 2015ka

Zaki Adam Zuxufi Hargeisa/Office Burco Media

Continue reading …
Page 1 of 6123Next ›Last »