Home » Archives by category » Featured News (Page 44)
Ceebta Maadaarka Hargeysi Waa Mid Dul Fadhida Madaxweynaha By Cabdi Xaaji.

WAxuu yidhi halyahey amba gooji amba ha goojin geela gugan dhalaayaan kugu tiriya. Madaxweyne iyadoo ceeb iyo wanaaga dalka ka dhaca dhammaan dushada yahay, ayuu kani si gaar ah kuu saaran yahay.Waxa taas u sabab ah afar arrimood: Waa guddiga qandaraska oo uu u madax yahay nin beeshaad ah. Waa iyada oon tartan xalaal ah […]

Continue reading …
Hoos u dhaca maamulka Somaliland maxaa u xal ah? By Xuseen Cabdi Nuur.

Somaliland oo hoose u dhaca wayn ku yimid xaga maamul wanaaga intii uu Kulmiye yimid yaa ka masuul ah. Sidee se loo dabaqabatayn karaa? Sida aynu la socono markii Kulmiye xukunka qabtay waxa la magacaabay Gole Wasiiro oo qurba joog u badan. Waxa la filaayay in ay khibrada ay ka keeneen dalalka ay ka yimaadeen […]

Continue reading …
Maxaa Sababay in Xukuumadu Iska Indho Tirto Musuq-Maasuqa Ka Jira Tv.ga Qaranka. By Muuna

  Qormadii 1′aad:   Waxaan jecelahay in aan akhristayaasha sharafta leh, halkan ugu soo bandhigo habka uu musuq-maasuqu uga jiro tv.ga qaranka somaliland,hadaba saaxiibayaal waxaa hubaal ah in hadii hayad kasta oo dawladeed ku shaqeyso ahaan ah horumarinta danta qaranka oo la iska ilaabo daneysiga gaar ka ah(personal interest) waxaa horumaraya shaqada hayadaasi qaranka u […]

Continue reading …
Madaxweyne Siilaanyo Oo Furay Idaacad FM ah Oo Khaas u ah Quraanka iyo Axaadiista

Hargeysa (BM)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray idaacad cusub oo FM ah oo khaas u ah quraanka karriimka iyo Axaadiista Nabiga NNKHA oo lagu soo kordhiyay idaacadda Radio Hargeysa. Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay furitaanka idaacadan cusub, ayaa dadweynaha ku bogaadiyay bilashada Ramadaan. “Shacbiga Somaliland iyo ummadda muslimiinta […]

Continue reading …
Somaliland: Aljazeera’s Q&A with President Silanyo

Somalilandsun – A self-declared republic inside Somalia, celebrated 22 years of “independence” last month. Somalia has recently again called for unity, but Somaliland’s leader says his region is doing better than other parts of Somalia. Sitting on the Gulf of Aden, Somaliland is officially regarded as an autonomous region of Somalia. The two were, however, […]

Continue reading …
Kulamo Mar kale Dhexmaray Wasiirro & Wax-garadka Deegaanka Xariirad oo lagu Gaadhay Is-afgarad Xal loogu Raadinayo Xurguf Dhex-martay Laba Beelood

Xariirad (BM)-Wasiiro ka socda Xukuumada Somaliland oo maalmihii  u dambeeyay Magaalada Xariirad u joogay waan-waanta xurgufu dhaxaysa laba beelood oo deegaanka wada dega, ayaa ka warramaya natiijada kulamo ay la qaateen madax-dhaqameedka iyo wax-garadka labada beelood ee xurguftu dhexmartay. Wasiirka Wasaarada Xannaanada Xoolaha Dr. Cabdi Cali Aw-daahir iyo Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Aw-qaafta Sheekh Khaliil […]

Continue reading …
“(Xukuumadda) Waxay Xaq u leedahay Xulashada Ergada wada-hadalka, iyadoo laga duulayo in Masiirka Shacabka Somaliland yahay…”

Hargeysa (BM)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa soo dhaweeyey wada-hadallo kasta oo dhex mara Somaliland iyo Soomaaliya, balse waxa uu soo jeediyey inay wada-hadalladu noqdaan kuwo midho dhala oo natiijo dadka iyo dalka waxtar u leh ay ka soo baxaan. Murashaxa madaxtinimada Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa qiray in xukuumaddu xaq u leedahay […]

Continue reading …
Dawladda Turkiga oo Shaacisay  Muhiimadda ay ka Leedahay Dhex- dhexaadinta Somaliland iyo Somalia

Ankara (BM)- Wasiirka Arrimaha Dibedda Waddana Turkiga, Ahmet Davutoğlu ayaa sheegay in dalkiisu sii wadi doono dhisitaanka xidhiidh adag oo Somaliland iyo Soomaaliya  ay la yeeshaan. Wasiirka Arrimaha Dibedda oo shalay kulan la yeeshay ergooyinka Somaliland iyo Soomaliya u metelaya wada-xaajood shalay uga furmay Ankara oo Saddex maalmood, ayaa sheegay inaanay taageerada ay labada waddan […]

Continue reading …
Madaweyne Ku-Xigeenka Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Casri ah oo Shiradda Deero Group Hirgelisay

Hargeysa (BM)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay xadhigga ka jaray Dhisme Casri ah oo loogu magac-daray Deero Mall kaas oo ay hirgelisay Deero Group of Companies isla markaana laga furay noocyo ganacsi oo kala duwan, Dhismahan oo ku yaala Jidka Wadnaha Caasimadda, gaar ahaan ka-soo-horjeedka Guriga hay’adda Shaqaalaha Dawladda, waxa […]

Continue reading …