Home » Archives by category » News In English
“HORTA WAXAA FARXAD LEH INAY CID WALIBA KA HADASHO QABYAALADU INAY XUNTAHAY”AADAN DHOOLAYARE

“HORTA WAXAA FARXAD LEH INAY CID WALIBA KA HADASHO QABYAALADU INAY XUNTAHAY”AADAN DHOOLAYARE

Horta waxaa farxad leh inay cid waliba ka hadasho qabyaaladu inay xuntahay. Hadana waxa yaab leh sida qofkasta oo ka hadlaya ugu dhaqmo.qabiilku ceeb maaha oo ilaahayba quraankiisa ku sheegay in la isku garto oo aanay walaaluhu isguursan. Hadana ilaahay wuxu yidhi aduunka ku kala foofa oo macnaheedu yahay inuu ilaahay dhulka iyo meel kasta […]

Daawo sidii ay ciidanka qaranka gobolka togdheer ugu dabaaldageen sanad guuradii 21 ee asaaska ciidanka qaranka somalilnd

Burco(BM) sidii ay ciidanka qaranka gobolka togdheer ugu dabaaldageen sanad guuradii 21 ee asaaska ciidanka qaranka somalilnd kuwaas oo dhibaaxo gaashaanka ugu daruuray cidkastoo lid ku ah qarannimada somalilnd  gaardis iyo gaada ka ciyaarna cududooda ku muujiyey

Continue reading …
Fadeexad Weyn:Wasiir Hirsi iyo Moorgan oo Fanaaniinta Xidigaha Geeska Ku Soo Kiraystay 65,000 oo Dollar Si Ay U Qaadaan Heeso Ka Dhan Ah Mucaaridka

Hargeysa-(BM):-Kooxda Fanaaniinta ah ee sida weyn ay u Xiisayn jireen dhamaan Bulshada Afka Somaliga ku hadashaa, ayaa waxa ay dhulka ku tuureen Sharaftii iyo Karaamadii ay Bulshada ku dhex lahaayeen. Kooxda La magac baxday Xidigaha Geeska ee Fadhigoodu yahay Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa waxay ixtiraam iyo qadarin ku dhex lahaayeen guud ahaan bulshada Somaliyeed […]

Continue reading …
Dhalinyarada Dagmada Ibraahin Kood Buur Oo Sheegay Inay Hiil Iyo Hooba La Garab Taagan Yihiin Madaxda Xisbiga Wadani

Hargaisa (BM) Dhalinyarada Dagmada Ibaraahin Kood Buur Ayaa Si Wayn Uga Hadlay Taageerada Ay Uhayaan Xisbiga Mucaaradkaa Ee Wadani Isla Markaana Ay Garab Taagan Yihiin Masuuliyiinta Xisbigaasi Waxa Kala Oo Ay Baaq udireen Xukuumada Somaliland Oo Ay Sheegeen Inay Farah Kala Baxdo Hawlaha Shaqo Ee Mudanayaasha Baarlamaanka  Iyo Mooshinada Laga Soo Tahriibinayo Madaxtooyada Somaliland Gudinga […]

Continue reading …
Ardaydii ka baxday Dugsiga sare ee Nuuradiin oo ku Guuleysatay Tiradii ugu badnayd Ardaydii loo qaatey Kulliyadda Caafimaadka Jaamacadda Hargeysa

Hargeisa-(BM)-Dusiga sare ee Nuuradiin ayaa guul ballaadhan ka soo hooyay imtixaan ay qaaday Jaamacadda Hargeysa , kaas oo ay ka qayb-galeen 500 oo Arday oo sanadkan u fadhiisatay inay ku biiraan Jaamacadda Hargeysa, isla markaana 500 boqol ee arday waxaa la doonayey 46-ka ugu sareeya in loo qaato Kulliyadda Caafimaadka, iyadoo imtixaanka ay ka qayb […]

Continue reading …
Xukuumada Siilaanyo Oo Sas Ka Qaaday Hirdanka Mawjadaha Shacabka Isbedel-Doonka ah Ee kusii Sunsumaya Xisbiga Wadani+Wufuud Siilaanyo U Dirayo Gobolada Si’ay u Horqabateeyaan Shacabka Jeestay

Burco-(BM) Waxaa si xoogan xukuumada madaxweyne Siilaanyo u Silsishay sii xoogaysiga shacabka isbedel doonka ah ee sidii dab kaymo qabsaday ugu faafay gobolada dalka. Kacdoonadii Isbedel doonka ahaa ee gobolada Awdal iyo Gebiley oo hore madaxtooyadu uga hadhsan weyday ayaa w waxaa usii quus gooyey safar Hogaamiyaha xisbiga isbedel doonka ah ee waddani iyo weftigiisa […]

Continue reading …
Badhasaabka Sanaag Ramaax oo olole siyaasadeed ka istaadhey Berbera+Maxaase ololihiisu daaran yahay+Kulmiye oo ku sii jeeda Berbera+Badhasaabkii Berberase xagguu ku maqan yahay!

Berbera-(BM)-Magaalada Berbera ayaa waxaa soo gaadhay shalay Badhasaabka Gobolka Sanaag Ramaax  Cali Hayste iyo Xubno kale oo ka socda Golaha Xukumada Siilanyo oo gogol-xaadh u ah soo dhaweynta Xubno ka socda Xukumada Siilanyo iyo Xisbiga Kulmiye oo ka hinaasey taageero iyo soo dhaweyn mug iyo miisan leh oo Gudoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro ku soo dhaweeyeen […]

Continue reading …
Gudoomiye Cirro Oo Beeniyay Hadal Muuse Biixi Hore Uga Sheegay,Kana Hadlay Xaaladda Berbera

Hargeysa(BM)Guddoomiyaha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland sida oo kalena ah guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal dhawaan uu warbaahinta mariyey guddoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah KULMIYE Md:Muuse Biixi Cabdi oo sheegay in uu guddoomiye Cirro uu ku bogaadinaayo sixitaan uu sheegay in uu ku sameeyey Xeerkii Diiwaan […]

Continue reading …
Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Hadlay Calanka KULMIYE Ee La Gubay, Dibna U Milicsaday Calankii UDUB Ee Eyga Loo Xidhay Iyo Tirada Badan Ee Wasiirada

Hargeysa(BM)Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Xukumaddii Rayaale Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay Calanka Kulmiye ee Gabiley lagu gubay,heerka Qabyaaladu ka marayso Somaliland iyo guryaha dawladda ee Xukumaddu Iibiso,isagoo talooyina ka soo jeediyay Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Waraysi siiyay Geeska Africa Waxa uu yidhi isagoo ka hadlaya Qabyaalada “Waxa jira arin inagu cusub, oo aad […]

Continue reading …
Daawo Barnaamij Faneed Aad Uxiiso Badan Iyo Fanaan Abwaan Cabdi Good Ku Tilaamay Fayraska Fanka  

Daawo Barnaamij Faneed Aad Uxiiso Badan Iyo Fanaan Abwaan Cabdi Good Ku Tilaamay Fayraska Fanka Halkan Ka Daawo Barnaamijkan Oo Dhamaystiran   Sakariye Sh Maxamed Cabdi (Jaylaani) Oodweynenews.com       Burco / Office  

Continue reading …
Page 1 of 14123Next ›Last »