Home » Archives by category » Uncategorized
Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Caawa Kulan Afureed Looggu Magac Daray FOORAHA GUUSHA WADDANI u Sameeyey Dhallinayarada Xilalka Kala Duwan Ka Haysa Xisbigaasi[+SAWIRO]

Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Caawa Kulan Afureed Looggu Magac Daray FOORAHA GUUSHA WADDANI u Sameeyey Dhallinayarada Xilalka Kala Duwan Ka Haysa Xisbigaasi[+SAWIRO]

Kulan afur ah oo looggu magac daray Fooraha Guusha WADDANI isla mar ahaantaana hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan uu ku maamusayey qaar ka mid ah xoogaga dhallinyarada Xisbigaasi ee xilalka kala duwan ka haya, ayaa caawa ka qabsoomay hotel Ambassador ee Hargeysa. Kulankan oo afurkii ka dib qaatay muddo saacado […]

WAR DEG DEG AH:- CULIMADA LOO YAQAANO TIMO WEYNTA OO SAAKA CABASHO KA DHAN AH MADAXWEYNE SIILANYO U GUDBINAYA GOLAA GUURTIDA IYO NOOCA AY TAHAY CABASHADU

Comments Off on WAR DEG DEG AH:- CULIMADA LOO YAQAANO TIMO WEYNTA OO SAAKA CABASHO KA DHAN AH MADAXWEYNE SIILANYO U GUDBINAYA GOLAA GUURTIDA IYO NOOCA AY TAHAY CABASHADU
WAR DEG DEG AH:- CULIMADA LOO YAQAANO TIMO WEYNTA OO SAAKA CABASHO KA DHAN AH MADAXWEYNE SIILANYO U GUDBINAYA GOLAA GUURTIDA IYO NOOCA AY TAHAY CABASHADU

Hargeysa (Burco Media):- War deg deg ah oo hada soo gaadhaya shabakada Mandheera.com waxaa uu sheegayaa in Culimada loo yaqaano TIMO WAYNTA Ama QAADIRIYADA ay saaka golaha guurtida Somaliland u gudbinayaan cabasho ka dhan ah madaxweyne Siilanyo kuwaas oo hada ku sugan xarunta golaha guurtida . Culimadan ayaa waxaa ka cabanayaan guddi culimo awdiin ah […]

Continue reading …

DABINKII CARABTA AYAY SOMALILAND KU DHACDAY ! WAXA QORAY YAASIN DHAGACADE

Comments Off on DABINKII CARABTA AYAY SOMALILAND KU DHACDAY ! WAXA QORAY YAASIN DHAGACADE
DABINKII CARABTA AYAY SOMALILAND KU DHACDAY ! WAXA  QORAY  YAASIN  DHAGACADE

Salama Calaykum Waraxmatullahi wa barakatu Aynu  Ka hadalno Mawducena ah  Dabinkii carabta ayay somaliland Ku dhacday ! Dalalka sucudiga iyo imaratku waa laba dal oo walaalo ah waa laba dal oo isku luqad ah isku diina Manta khilaaf ayaa so dhex galay lakin beri way heshinayaan ! Xukumada somaliland waa Dawlad yar oo curdin ah […]

Continue reading …

Theresa May oo taageero ka heshay xisbiga DUP si ay usoo dhisto xukuumad

Comments Off on Theresa May oo taageero ka heshay xisbiga DUP si ay usoo dhisto xukuumad
Theresa May oo taageero ka heshay xisbiga DUP si ay usoo dhisto xukuumad

Xisbiga Democratic Unionist Party ee loo soo gaabiyo DUP ee waqooyiga Ireland ayaa ku dhawaaqay in uu ogolaaday heshiis lagu taageerayo xisbiga muxaafidka si loo soo dhiso xukuumad. Ra’iisul wasaare Theresa May ayaa doorashadii ka dhacday dalka UK ku guul-dareysatay inay hanato sideed kursi si ay u hesho aqlabiyada barlamaanka, waxayna taasi sababatay inay taageero […]

Continue reading …

Masuul Hore Uga Tirsanaa Maamulka Khaatumo Oo Hargeisa Lagu Soo Dhaweeyey + Una Yimi Dan gaar ah !

Comments Off on Masuul Hore Uga Tirsanaa Maamulka Khaatumo Oo Hargeisa Lagu Soo Dhaweeyey + Una Yimi Dan gaar ah !
Masuul Hore Uga Tirsanaa Maamulka Khaatumo Oo Hargeisa Lagu Soo Dhaweeyey + Una Yimi Dan gaar ah !

Masuul Hore Uga Tirsanaa Maamulka Khaatumo Oo Hargeisa Lagu Soo Dhaweeyey +kana hadlay arimo ku sabsan somaliland +sida loo so dhaweyay +cida so dhawaysay iyo ujeedada safarkiisa

Continue reading …

Daawo Sawirada Prof Cali Khaliif Galaydh Oo Xalay Socdaal Tamashlayn ah kuso waregay hargaysa+faysal cali warabana la qatay caways !

Comments Off on Daawo Sawirada Prof Cali Khaliif Galaydh Oo Xalay Socdaal Tamashlayn ah kuso waregay hargaysa+faysal cali warabana la qatay caways !
Daawo Sawirada Prof Cali Khaliif Galaydh Oo  Xalay Socdaal Tamashlayn ah kuso waregay hargaysa+faysal cali warabana la qatay caways !

Hargeysa(Burco Media)-Horjoogaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh oo maalmihii u danbeeyeyba ku sugnaa magaalada Hargeysa ayaa xalay hal mar uun la arkay isaga oo socdaal lug ah oo tamashlayn ah ku dhex maraya suuqwaynaha Caasimada Hargeysa. Waxaana socdaalkan lugta ah ee xalay uu Horjooge Cali Khaliif Galaydh suuqwaynaha caasimada Hargeysa kusoo maray ku wahelinayey […]

Continue reading …

Xubnaha Al­saadicuun Bil­xaq, Ma Waxaynu Xukunaa Waxaynu Ka Aragnay Mise Waxaynu Xukunaa Waxa Qalbiyadooda Ku Jira!! W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer­yare)

Comments Off on Xubnaha Al­saadicuun Bil­xaq, Ma Waxaynu Xukunaa Waxaynu Ka Aragnay Mise Waxaynu Xukunaa Waxa Qalbiyadooda Ku Jira!! W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer­yare)
Xubnaha Al­saadicuun Bil­xaq, Ma Waxaynu Xukunaa Waxaynu Ka Aragnay Mise Waxaynu Xukunaa Waxa Qalbiyadooda Ku Jira!! W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer­yare)

Xubnaha Al­saadicuun Bil­xaq, Ma Waxaynu Xukunaa Waxaynu Ka Aragnay Mise Waxaynu Xukunaa Waxa Qalbiyadooda Ku Jira!! W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer­yare) Xubnaha Al­saadicuun Bil­xaq, Ma Waxaynu Xukunaa Waxaynu Ka Aragnay Mise Waxaynu Xukunaa Waxa Qalbiyadooda Ku Jira!! W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer­yare) Nabdaadsho iyo nabad idilkeenba, Alla­weyne naxariistiisa guud iyo raxmaadkiisa gaarka ahba ha inugu […]

Continue reading …

Khasab maaha inay Somaliland ay Carabtan is haysa la kala safato, oo ay markaas kuFshilanto  ictiraaf raadinteeda” Siyaasi Cali Kubad

Comments Off on Khasab maaha inay Somaliland ay Carabtan is haysa la kala safato, oo ay markaas kuFshilanto  ictiraaf raadinteeda” Siyaasi Cali Kubad
Khasab maaha inay Somaliland ay Carabtan is haysa la kala safato, oo ay markaas kuFshilanto  ictiraaf raadinteeda” Siyaasi Cali Kubad

Siyaasi cali kubad oo ah nin muttacalin ah isla markaana u dhuun daloola siyaasadaha bariga dhexe iyo reer galbeedka ayaa ka digey halis cusub oo markaasi saameyn weyn ku yeelan karta ictiraaf raadintii soomaaliland ay martida sanadaha badan uga ahayd beesha caalamka ilaa iyo haddana aan helin marka laga reebo goleyaal deegaan oo ingiriiska ah, […]

Continue reading …

Masuuliyiinta Gobolka Salal Oo Sheegay In aan Jidh Dil Loo Gaysan Xildhibaanada Saylac

Comments Off on Masuuliyiinta Gobolka Salal Oo Sheegay In aan Jidh Dil Loo Gaysan Xildhibaanada Saylac
Masuuliyiinta Gobolka Salal Oo Sheegay In aan Jidh Dil Loo Gaysan Xildhibaanada Saylac

Masuuliyiinta Gobolka Salal Oo Sheegay In aan Jidh Dil Loo Gaysan Xildhibaanada Saylac masuliyintan oo shegay in an wax jidh dil ah loo geysan xilidhibanada golaha degaanka saylac !

Continue reading …

“Qadar Weligeed Ba Waxa Ay Taageeri Jirtay Argagixisada” Donald Trump

Comments Off on “Qadar Weligeed Ba Waxa Ay Taageeri Jirtay Argagixisada” Donald Trump
“Qadar Weligeed Ba Waxa Ay Taageeri Jirtay Argagixisada” Donald Trump

Washington(Burco Media)+­Madaxweynaha waddanka Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale ka hadley xasaradda ba’an ee diblomaasiyadeed ee ka taagan dalalka Khaliijka ee go’doomiyey dallka Qatar Trump oo shir saxaafadeed ku qabtey Aqalka Cad isaga oo dhinaciisa uu taagan yahay dhigiisa dalka Roomaaniya ayaa sheegay in Dalka Qatar uu taariikh u lahaa taageerada Argagxisada, waxaana laga doonayaa […]

Continue reading …
Page 1 of 512345