Home » Archives by category » Uncategorized (Page 3)

Xubnaha Al­saadicuun Bil­xaq, Ma Waxaynu Xukunaa Waxaynu Ka Aragnay Mise Waxaynu Xukunaa Waxa Qalbiyadooda Ku Jira!! W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer­yare)

Comments Off on Xubnaha Al­saadicuun Bil­xaq, Ma Waxaynu Xukunaa Waxaynu Ka Aragnay Mise Waxaynu Xukunaa Waxa Qalbiyadooda Ku Jira!! W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer­yare)
Xubnaha Al­saadicuun Bil­xaq, Ma Waxaynu Xukunaa Waxaynu Ka Aragnay Mise Waxaynu Xukunaa Waxa Qalbiyadooda Ku Jira!! W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer­yare)

Xubnaha Al­saadicuun Bil­xaq, Ma Waxaynu Xukunaa Waxaynu Ka Aragnay Mise Waxaynu Xukunaa Waxa Qalbiyadooda Ku Jira!! W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer­yare) Xubnaha Al­saadicuun Bil­xaq, Ma Waxaynu Xukunaa Waxaynu Ka Aragnay Mise Waxaynu Xukunaa Waxa Qalbiyadooda Ku Jira!! W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer­yare) Nabdaadsho iyo nabad idilkeenba, Alla­weyne naxariistiisa guud iyo raxmaadkiisa gaarka ahba ha inugu […]

Continue reading …

Khasab maaha inay Somaliland ay Carabtan is haysa la kala safato, oo ay markaas kuFshilanto  ictiraaf raadinteeda” Siyaasi Cali Kubad

Comments Off on Khasab maaha inay Somaliland ay Carabtan is haysa la kala safato, oo ay markaas kuFshilanto  ictiraaf raadinteeda” Siyaasi Cali Kubad
Khasab maaha inay Somaliland ay Carabtan is haysa la kala safato, oo ay markaas kuFshilanto  ictiraaf raadinteeda” Siyaasi Cali Kubad

Siyaasi cali kubad oo ah nin muttacalin ah isla markaana u dhuun daloola siyaasadaha bariga dhexe iyo reer galbeedka ayaa ka digey halis cusub oo markaasi saameyn weyn ku yeelan karta ictiraaf raadintii soomaaliland ay martida sanadaha badan uga ahayd beesha caalamka ilaa iyo haddana aan helin marka laga reebo goleyaal deegaan oo ingiriiska ah, […]

Continue reading …

Masuuliyiinta Gobolka Salal Oo Sheegay In aan Jidh Dil Loo Gaysan Xildhibaanada Saylac

Comments Off on Masuuliyiinta Gobolka Salal Oo Sheegay In aan Jidh Dil Loo Gaysan Xildhibaanada Saylac
Masuuliyiinta Gobolka Salal Oo Sheegay In aan Jidh Dil Loo Gaysan Xildhibaanada Saylac

Masuuliyiinta Gobolka Salal Oo Sheegay In aan Jidh Dil Loo Gaysan Xildhibaanada Saylac masuliyintan oo shegay in an wax jidh dil ah loo geysan xilidhibanada golaha degaanka saylac !

Continue reading …

“Qadar Weligeed Ba Waxa Ay Taageeri Jirtay Argagixisada” Donald Trump

Comments Off on “Qadar Weligeed Ba Waxa Ay Taageeri Jirtay Argagixisada” Donald Trump
“Qadar Weligeed Ba Waxa Ay Taageeri Jirtay Argagixisada” Donald Trump

Washington(Burco Media)+­Madaxweynaha waddanka Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale ka hadley xasaradda ba’an ee diblomaasiyadeed ee ka taagan dalalka Khaliijka ee go’doomiyey dallka Qatar Trump oo shir saxaafadeed ku qabtey Aqalka Cad isaga oo dhinaciisa uu taagan yahay dhigiisa dalka Roomaaniya ayaa sheegay in Dalka Qatar uu taariikh u lahaa taageerada Argagxisada, waxaana laga doonayaa […]

Continue reading …

Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Eedo U Jeediyey Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland.

Comments Off on Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Eedo U Jeediyey Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland.
Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Eedo U Jeediyey Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland.

Borama (Burco Media)­Siyaasiyiin ka tirsan saddexda xisbi qaran iyo waxgarad kale o ku sugan Boorama ayaa eedo ujeediyey Madaxwayne kuxigeenka Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici. Halkan Ka Daawo warkaas oo dhamaystiran

Continue reading …

SHIRKADA LAYDHKA EE HECO EE MAGALADA BURCO OO BILOWDAY QAAB CUSUB OO DHIIG MIIRASHO AH.

Comments Off on SHIRKADA LAYDHKA EE HECO EE MAGALADA BURCO OO BILOWDAY QAAB CUSUB OO DHIIG MIIRASHO AH.
SHIRKADA LAYDHKA EE HECO EE MAGALADA BURCO OO BILOWDAY QAAB CUSUB OO DHIIG MIIRASHO AH.

Burco(Burco Media) Shirkada ay Ku midoobeen shirkadihii laydhka soo saari jireen oo magac ahaan loosoo gaabiyey HECO ama Horn Electronic Company , ayaa bilowday Qorshayaal Cusub oo ay dhiig miirasho ah, ka bilowday magalada Burco. Waxaana qodobadaasi xasaasiga ah aanu ka helay Sarakiil ka tirsan shirkada laydhka Ee heco Iyo dad badan oo danyar ah […]

Continue reading …

“Waxaanu Cadaynaynaa Inaan Xisbiga KULMIYE Awood Ku Yeelan Doonin Burco” Madax­dhaqameedka Beesha Biniin Axmed (Habar­jeclo)

Comments Off on “Waxaanu Cadaynaynaa Inaan Xisbiga KULMIYE Awood Ku Yeelan Doonin Burco” Madax­dhaqameedka Beesha Biniin Axmed (Habar­jeclo)
“Waxaanu Cadaynaynaa Inaan Xisbiga KULMIYE Awood Ku Yeelan Doonin Burco” Madax­dhaqameedka Beesha Biniin Axmed (Habar­jeclo)

Burco (Burco Media)­Beesha Biniin Axmed Faarax oo ka mid ah beelaha waaweyn ee Habar­jeclo ayaa kulan ay shalay ku qabsadeen magaalada Burco waxay kaga dhawaaqeen inay gabi ahaan beeshu taageeradii kala noqotay xisbiga KULMIYE. Kulankan oo ay ka soo xaadireen madax­dhaqameedka, cuqaasha, waxgaradka iyo dhallinyarada iyo haweenka beesha Biniin Axmed ayaa ay sheegeen inay cadaalad […]

Continue reading …

Wasiirka Duulista Somalia Oo La Ogaaday Inuu Ka Been Sheegay Kulan Dhawaan Dhexmaray Madaxda ICAO

Comments Off on Wasiirka Duulista Somalia Oo La Ogaaday Inuu Ka Been Sheegay Kulan Dhawaan Dhexmaray Madaxda ICAO
Wasiirka Duulista Somalia Oo La Ogaaday Inuu Ka Been Sheegay Kulan Dhawaan Dhexmaray Madaxda ICAO

Montreal (Burco Media)­Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dawlada Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad, ayaa safar dhawaan ku tegay Xafiiska, ICAO Xafiiska  Nairobi waxana uu halkaasi shir kula yeeshay gabadha la yidhaado Ms Valentina isaga oo Wasiirku u sheegay in uu doonayo in hawada Soomaliya lagu soo wareejiyo, balse gabadhan ayaa waxa ay ku wargalisay in uu […]

Continue reading …

Maxamuud Xaashi Iyo Cali Mareexaan Oo Madaxwaynaha Hortiisa Ku Kala Adkaaday Qorshe Ku Aaddan Go’aanka Ay Somaliland Ka Qaadanayso Khilaafka Dalalka Carabta

Comments Off on Maxamuud Xaashi Iyo Cali Mareexaan Oo Madaxwaynaha Hortiisa Ku Kala Adkaaday Qorshe Ku Aaddan Go’aanka Ay Somaliland Ka Qaadanayso Khilaafka Dalalka Carabta
Maxamuud Xaashi Iyo Cali Mareexaan Oo Madaxwaynaha Hortiisa Ku Kala Adkaaday Qorshe Ku Aaddan Go’aanka Ay Somaliland Ka Qaadanayso Khilaafka Dalalka Carabta

Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Soo Jeediyey Inay Somaliland Taageerto Sucuudiga Halka Uu Cali Mareexaan­na Ku Taliyey Inaan La Dhex­gelin Dagaalka Bariga Dhexe + Cod Ay Golaha Wasiirradu U Qaadeen Hargeysa (Burco Media)­Shirkii golaha wasiirrada ee khamiistii shalay ka dhacay qasriga Madaxtooyada ayaa lagaga hadlay arrin xasaasi ah oo xidhiidh la leh go;aanka ay Somaliland ka […]

Continue reading …

Halkan Ka Daawo Madaxweynaha oo abaalmarinti abid ugu qaalisanayd gudoonsiyay Ardaygii ku gulaystay tartanka quranka + Gobolka u Kaso Jeedo

Comments Off on Halkan Ka Daawo Madaxweynaha oo abaalmarinti abid ugu qaalisanayd gudoonsiyay Ardaygii ku gulaystay tartanka quranka + Gobolka u Kaso Jeedo
Halkan Ka Daawo Madaxweynaha oo abaalmarinti abid ugu qaalisanayd gudoonsiyay Ardaygii ku gulaystay tartanka quranka  + Gobolka u Kaso Jeedo

Madaxweyha jamuhuuriyada somaliland axmed Maxamed maxamuud sillaanyo ayaa abaal marinti ugu qalisanayd gudonsiyay mid ka mid ah tartamayaashi Qura,aanka kariimka ah ee Bisha ramadaaan + Halkan Ka Daawo Gobolka uu Kasoo Jeedo

Continue reading …