Home » Archives by category » Uncategorized (Page 6)

“Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Waxay Caadaysatay Wax Aan Hore Dalka Uga Jirin”SOLJA Oo Cambaaraysay Xadhiga Wargeyska Haatuf –

Comments Off on “Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Waxay Caadaysatay Wax Aan Hore Dalka Uga Jirin”SOLJA Oo Cambaaraysay Xadhiga Wargeyska Haatuf –
“Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Waxay Caadaysatay Wax Aan Hore Dalka Uga Jirin”SOLJA Oo Cambaaraysay Xadhiga Wargeyska Haatuf –

Hargaysa(BM) Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf ayaa si adag u Cambaareeyey Xadhigay ay Xukuumada Siilaanyo albaabada ugu Laabtay Xaruntii wargayska Haatuf. Guddoomiye Xasan Maxamed Yuusuf waxa uu sidaasi ku sheegay Warsaxaafadeed uu soo saaray oo u dhignaa sidan:. Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee (SOLJA) wuxuu si adag u cambaaraynayaa falka foosha xun […]

Continue reading …

Dharaarihii Tilmaannaa; Qormaddii 32aad. By; Abdirisaq Mohamed Barkhad.

Comments Off on Dharaarihii Tilmaannaa; Qormaddii 32aad. By; Abdirisaq Mohamed Barkhad.
Dharaarihii Tilmaannaa; Qormaddii 32aad. By; Abdirisaq Mohamed Barkhad.

Dhibaatooyinka iyo ayaan darooyinkii na qabsadey intii aan jidka ku jirnay waxaa ka mid ahaa in anagga oo ka carareyna Soomaali Markana haan dib u milicsano sooyaalka taariikhda iyo sheekadii dheerayd ee uu inoo marinayey aqoonyahanka weyn ee Cabdiraxmaan Cabdillaahi Jimcaale oo aan bishii Noofembar ee sannadkii 2013-kii kula kulmey gurigiisa oo ku yaalla galbeedka […]

Continue reading …

Mudane Ma I Maqashaa? (Sir Can You Head Me):Q1 W/Q: Hamse Baashe Muhumed –

Comments Off on Mudane Ma I Maqashaa? (Sir Can You Head Me):Q1 W/Q: Hamse Baashe Muhumed –

Mudane hadii xalada dalku ay tahay mid maalinba maalin kasii daraysa xaga dhaqaalah iyo horumarka ma kula tahay in aad bulshada Date:09/03/14 “Maqaal(Article) kasta oo aan qoraa wax uu ka turjumayaa xaalada dhabta ah ee uu ka hadlaayo, mana aha mid buun buunin ama beeni ku jirto, isla markaana maaha mid aan ka gaabsanayo ka […]

Continue reading …

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo U Magac Bixiyay Siyaasiyiinta Hantida Waydaarsaday Hankoodii Siyaasadeed

Comments Off on Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo U Magac Bixiyay Siyaasiyiinta Hantida Waydaarsaday Hankoodii Siyaasadeed

Burco(BM) – Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Md. Jamaal Cali Xuseen ayaa u magac bixiyay Siyaasiyiinta Mucaaradka  ah ee hantida weydaarsaday Hankoodii Siyaasadeed  Qoraal kooban oo uu ku baahiyay Bogga uu ku leeyahay Facebookga,ayaa waxa uu si aad ah ugu haraamay xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) qorshaheeda afka ah ee ay […]

Continue reading …

Xabada Lagula Kacay Xildhibaanka Xeelbeegsiga Siyaasiga Iyo Xagjirka Saxaafda Labo Kala Xor Ah By Sakariye Jaylaani

Comments Off on Xabada Lagula Kacay Xildhibaanka Xeelbeegsiga Siyaasiga Iyo Xagjirka Saxaafda Labo Kala Xor Ah By Sakariye Jaylaani
Xabada Lagula Kacay Xildhibaanka Xeelbeegsiga Siyaasiga Iyo Xagjirka Saxaafda Labo Kala Xor Ah By Sakariye Jaylaani

Qormadan waxanu ku soo qadan doonaa dilalka qorshaysan ee ka dhacaya magaalada hargaisa iyo sababaha keenay maqaalkani waa mid xaqiiqada taabanaya oo aanu kaga hadli doono danaha ay ka leedahay xakuumadu dilalkan qorshaysam. Waxa soo noqnoqnay mudooyinkii udanbeeye isku dayo dil oo lala beegsanay qaar kamida madaxda xusbiga xusbiyada iyo waliba xildhibaanio ka tirsan golah […]

Continue reading …