Daawo Muuqaalka : Badhasaabka Gobalka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Maanta Ka Waramay Dareenkiisa Ku Aadan Kulankii Xoojinta Nabada Ee Lagu Qabtay Magaalada Burco Iyo Carwada Beeyada Iyo Xabkaha Ee Iyana Ka Socota Burco

Badhasaabka gobalka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye Oo manta ay wax ka waydiiyeen Qaar KA Mida warbaahinta is dhexhalka bulshada ee dareenkiisa ku aadan shirkii xoojinta nabada iyo ayaa ka warbixiyey dareenkiisa ku aadan shir labadii cisho ee la soo dhaafay ka socday magalada burco ee laysaga yimi gobalada dalka

Sakariye Sh Maxamed Cabdi (Jaylaani)
Burcomedia office
Burco somaliland

Contact Us : boqore2030@gmail.com

Articles-Maqaallo

Community

Featured News

Latest News

News In English

Uncategorized